Hal qodob oo Ra’iisul wasaare Rooble uga aamusay Arrinta Kiiska Ikraan Tahliil.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garyaqaanka guud ee dalka Cismaan Cilmi Guuleed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey go’aanka laga gaaray kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo dowladda federaalka...
Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Golaha Shacabka oo hal arrin laga mamnuucay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Federaal ayaa qoraal uu soosaaray waxa uu Musharixiinta kuraasta Golaha Shacabka uga digay in ay wajiya dabooshaan waqtiga...
XASAASI:-Musharaxiinta Mucaaradka oo YAABAN iyo Doorashadii oo la afduubtay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga jawaabay eedeyn xooggan oo ka soo yeertay mid ka mid ah musharraxiinta mucaaradka.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur...
Abiy Axmed oo ku dhawaaqay arrin aan looga baran hogaamiyaasha Afrika.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa shaaciyay in hadda wixii ka dambeeya uu tagayo jiida hore ee dagaalka kaa oo u dhaxeeya ciidamada federaalka iyo...
Guddiga doorashada galmudug oo caawa war kale soo saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hal maalin oo dheeri ah ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, iyada oo is...
Booliska Puntland oo ka hadlay Haweeneey Ninkeeda dishay
MUQDISHO-AYAAMAHA-laamaha Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa ay faah faahin guud ka bixiyeen Haweeneey Maanta Ninkeeda (Seygeeda) ku dishay Guri kuyaala Xaafada Kaambo...
Agab Cusub oo Loogu Talo Galay Amniga Doorashooyinka Oo Lagu Wareejiyay Guddoomiyaha G/Hiiraan
BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu wareejiyay Agab loogu talagalay hubinta Amniga Doorshada Golaha Shacabka ee ee lagu qabanayo Magalada Beledweyne.ee xarunta...
Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu eedeeyey lix qodob oo xasaasi ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa markii u horreysay weerar afka ku qaaday Ra’iisul Wasaare Rooble, isagoo su’aal ka keenay mas’uuliyadiisa hoggaamineed ee amniga...
Dowladda caalamka oo cambaareyay dilkii Wariye Cabdi Casiis Afrika
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Canada ayaa si kulul waxaa ay u cambaareysay dilkii loo geystay Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed ( Afrika) oo ahaa Agaasimaha Radio Muqdisho.
” Dhammaan...
Turkiga oo kordhinaya tayeynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHATaliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen.Odawaa Yuusuf Raage ayaa Booqasho rasmi ah oo ku aadan Xoojinta Xiriirka Milatari iyo iskaashi ee ka Dhexeeya CXDS iyo...



















