26.1 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Howlgalka qorsheysan oo laga fuliyey Galbeedka Kismaayo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka oo ahaa mid qorsheeysan ayaa waxaa  siwadajir u fuliyay Ururka 5Aad Guutada 16aad  ee Kumaandosta DANAB ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyees iyo kuwa...

Wararkii u dambeeyey Qarax ismiidaamin oo ka dhacay Muqdisho & cida la beegsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa weyn oo dhawaqiisu gilgilay degmooyin katirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa lala eegtay Ciidanka AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Gaari isasoo miidaamiyey oo...
Xuutiyiinta Yemen

Hub halis ah oo Iiraan siisay Xuutiyiinta Yemen oo la soo geliyay Soomaaliya iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabsi xoogaan ayaa laga dareemayaa gudaha Soomaaliya kadib markii la sheegay in hub halis ah oo Iiraan siiyey Xuutiyiinta oo lagula dagaalami jiray Sacuudiga...
doorashada lagu soo koobo hal Magaalo

Isbaxaysi ka dhan ah ‘Farmaajo iyo Mucaaradka’ oo Deni iyo Axmed Madoobe ka billaabayaan...

GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu safar ku tego Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka...
ROOBLE safar howleed ku tagay degmada Balcad

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cali Guudlaawe oo safar ku tagay Degmada Balcad

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe, waxayna u kuurgalayaa xaalada nololeed...

Maamul cusub oo loo doortay degmada Baraawe

BAYDHABO-AYAAMAHA-Golaha deegaanka ee cusub ee degmada Baraawe ee dhawaan la dhisay ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenadiisa. Dr Libaan Abukar Osmaan ayaa ku...
Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo qorigiisa wata oo isku soo dhiibay Ciidanka dowladda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ninkaan oo lagu Magacaabo Cusmaan Cadow Xaaji kana tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsor...

Xaflad lagu daahfurayo bixinta shahaaddo duullimaadka hawada oo Muqdisho ka socota.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda lagu daahfurayo shahaaddo bixinta Duullimaadka hawada ee (AOC), iyadoo dowladda Soomaaliya maanta shahaaddadii...
shirka arrimaha bininaadinimada

Rooble oo maanta furay Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadminimada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...

Rooble oo booqasho ku tagaya Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iis Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa la filayaa in uu dhawaan booqdo Magaalooyinka lagu qabanayo doorashada Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Rooble...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan