29.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xubno kamid noqonaya Golaha degaanka Baraawe oo Maanta la doortay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Magaalada Baraawe ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed lagu doortay lix kursi (6) oo kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka ee degmadaas. Guddiga u xilsaaran doorashada...

Dad ku dhintay dagaal sababay gabar la kufsaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaal ka dhashay Gabar la kufsaday ayaa ka dhacay gobolka Mudug waxaa dagaalka  sida wararka ay sheegayaan waxa uu ka dhashay gabar xalay lagu...

Eyga caanka ah ee internetka qabsaday iyo hab dhaqankiisa oo aad loola yaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmahan rakaabka ku sugan Istanbul waxay isha ku hayaan noole caan ka dhex noqday bulshadaas. Waa ey ku nool waddooyinka, oo lagu magacaabo Boji, kaas...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo dalab cusub u diray Maamul Goboleedyada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa war saxaafadeed ay soo saareen bogaadiyay bilaabashada Doorashada Gollaha Shacabka oo shalay la doortay labadii (2) xildhibaan ee...

Farmaajo iyo Rooble oo ku heshiiyey in xilka laga tuuro Cumar Filish balse waa...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudduumiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Caasimadda, Cumar Maxamed Maxamuud, ‘Finish’ ayaa shalay ka badbaaday xil ka qaadis, kadib markii ay ku hagoogteen siyaasiyiin, madaxweyne...

Xabad madaxa loogu dhuftay ayuu u geeriyooday kadib markii uu diiday inuu dhiibo taleefoonkiisa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo Burcad hubeysnaa ayaa xalay Xaafada Jamhuuriyah ee degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa dadka...

Deni Oo Xilkii Ka Qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 32 ee 1-da November 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland,...

20 sano kadib Khadiija Maxamed Diiriye oo wajaheysa loolan adag!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Khadiija Maxamed Diiriye oo ah xildhibaand 20 sano ku fadhiday kursiga xildhibaanimo ee Beesheeda ayaa markan waxaa ay wajahaysaa loolan adag oo kaga imaanaya...

Mahadi Guuleed oo ka dhabeeyey balantii wareega kowaad iyo Mucaaradka oo jahwareersan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mahdi Maxamed Guuleed Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa horey unsheegay in wareega koowaad ay ku guuleysan doonaa doorashada Soomaaliya ee 2021-2022. Hadalkan oo horey...

Waa kuma Xildhibaanka kale ee lagu doortay Muqdisho?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa goordhaw soo gabagabowday doorashada Golaha shacabka ee Xildhibaanada Gobalada Waqooyi taa oo maanta lagu qabtay xerada School Boolisiya. Doorashada oo aheyd mid musuq maasuq...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan