25 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Farmaajo oo safar dibadda ah u baxayo iyo ujeedka safarkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doono safar dalka dibaddiisa ah,...

Labo tijaabo oo halis ku ah Musharaxiinta oo u hirgashay Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hirgashay labo tijaabo uu doonaayey inuu ku tijaabiyo Musharaxiinta Mucaaradka kahor inta aysan bilaaban...

Xasan Sheekh oo sheegay in Farmaajo uu ka baxay hal sheey oo heshiis lagu...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay munaasabad ay ka dhacday dalka TUrkiga waxana uu sheegay in loo baahan yahay in...

Jowhar oo laga billaabayo doorashada Golaha Shacabka.

JOWHAR-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee caasimada Maamul Goboleedka HirShabeelle ayaa noqoneysa Magaaladii ugu horreysay ee Muqdisho ka baxsan lagu qaban doono doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka...

Shil sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Puntland

BOOSAASO-AYAAMAHA- Shil khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh gaystay ayaa goordhaweyd ka dhacay inta u dhaxaysa dalwayn iyo Juriile oo ka tirsan degaanada Maamulka Puntland. Wararku...

Guddiga Doorashad heer Federal oo go’aan rasmi ah ka qaatay Gudoomiye Cirro

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashadda heer Federal ayaa kulamo is daba joog ahaa shalay ilaa xalay kaddib isku afgartay in xilka laga eryo Maxamed Cirro oo ah...

Howlgal cusub oo laga billaabay Muqdisho iyo ujeedka.

Booliska Soomaaliya ayaa fulinaya Amarkii kasoo baxay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la xiriiray amniga waxaa ay howlgal ka sameeyeen meelo kamid ah Magaalada...

Ahlu Sunna oo sheegtay inay dagaalami doonaan haddii Ra’iisul Wasaare ka noqon Galmudug

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay qorahahooda Galmudug iyo hadii ay wada-hadallo la...

Cumar Filish oo xariga kajaray dhismaha cusub ee barxada Biyaasa

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga kajaray dhismaha barxada Biyaasa Liibaro ee degmada Xamar Jajab...

XOG Xasaasi ah oo kusoo korortay Drones ay ciidamada NISA ku qabteen Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa diyaarado nooca aan duuliyaha lahayn oo 3-dii bishan Ciidanka NISA ku qabteen Garoonka diyaaradaha Muqdisho. Diyaaradahan oo lix xabo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan