25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Mareykanka oo hubka burburiya taangiga u diraya Ukraine

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka ah...

Millateriga Somaliland oo ku hanjabay in uu xoog amniga ku sugi doono hadii rabshado...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa sheegay in aanu ciidanku gobolka ka bixi doonin, hadii amni daro danbe dhacdana uu xoog nabada ku sugi doono. Taliyaha Ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyey Abaabul dagaal ka billaawday duleedka Laas-Caanood.

GAROOWE-AYAAMAHA-Duleedka Magaaladaas waxaa abaabul ciidan ka billaabay Saraakiil katirsan Ciidamada Millateriga iyo Booliska Somaliland kuwaas oo habeen hore baxay Magaalada Laas-Canood. Saraakiisha ayaa la kulmay...

Somaliland oo shaaciyay sababta keentay in ay ka baxaan Magaalada Laascaanood

MUQDISHO-AYAAMAHA-Millateriga Somaliland ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu sii bato. Sarkaalka millateriga u hadlay ayaa sheeegay...

Muxuu yahay amarka Madaxweyne Xasan Sheekh dul-dhigay Golaha Wasiirada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal ka dhacay laas-caanood iyo xaalada oo kascsan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa weli waxaa ka jirto xaalad kacsanaan ah halkaas oo muddo toban cisho ah ay ka socdaan bannaanbaxyo...

Maxaa looga hadlay kulankii Baarlamaanka?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 7-aad ee Golaha Shacabka...

Akhriso sababta loo xiray wadooyinka caasimada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu khudbad u jeediyo Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ciidamadaan ayaa gaaraya 1800...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay guddoomiyaasha Degmooyinka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shir guddoomiyay shirka Degmooyinka gobolka kaas oo looga hadlay sidii sanadkan cusub ee 2023 horumara muuqdo oo la taaban karo...

MW Xasan Sheekh oo shaaciyey sababta ay Puntland u diiday saxiixa heshiiskii Golaha Wadatashiga...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay qodobadii Puntland diiday inay saxiixdo  ayaa sheegay in labadaas Ajende horay looga balamay oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan