Caqabada hor taagan doorashada Soomaaliya oo la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Xasan Cirro, gudoomiyaha gudiga doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in shaqadooda uu saameyn ku yeeshay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka...
Weerar Bam oo xalay lagu qaaday Ciidamo ku sugan Janaale.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imanaya magaalada Janaale ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya weerar bam oo lagu qaaday bar koontarool oo ku taal Janaale ay ku dhinteen...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo ku wajahan Beledweyne
Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan inay tagaan Guddiga Doorshooyinka Heer Federaal oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddigaas Maxamed Xasan...
Xaguu ku dambeeyey kiskii Ikraan Tahlii? Xog cusub.
MU1DISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno ka tirsan qoyska Ikraan Tahaliil Faarax oo ay ku jirtay hooyada dhashay Ikraan...
Dhaq dhaqaaq ka socda Magaalada Kismaayo iyo wararkii u dambeeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed oo ka duwan maamul gobolleedyada kale,iyadoo kulankii khamiistii golaha wasiirada ay dalbadeen in deg deg...
Qaar kamid ah dadkii laga soo masaafuriyey laascaanood oo gaaray Baydhabo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta bilaabay daadgureynta qoysaskii laga soo musaafuriyay magaalada Laascaanood, kuwaasoo diyaarado looga soo qaadayo magaalada Gaalkacyo.
Waxaa Baydhabo gaarey maanta 21...
30 sano kadib Sucuudiga oo Safiir u soo magacowday Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sucuudiga ayaa safiir rasmi ah u soo magacowday Soomaaliya.
Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mawluud ayaa noqon doona safiir u horreeyey ee Muqdisho fadhiisan doona...
Axmed Madoobe oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale.
Kulanka ayaa...
Maxaa la gudboon hadii Kenya ay diiday go’aanka Maxkaada ICJ?
Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go'aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, kaas oo aaddan muranka soohdinta...
Koofur Galbeed oo qorshe cusub u dejisay dadka laga soo tarxiilay Somaliland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa qorshaynaya in ay diyaarado ku daabulaan dadkii laga soo raafay Laascaanood ee ku sugan Gaalkacyo.
Wefdi heer wasiiro ah...