26.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

DEG DEG:- Ciidamada Puntland oo hareereeyey wasiirkii qorsheynta Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xaalad Jahawareer ah aya ka taagan Agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, ka dib markii uu halkaas tagay Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...

Professor Cabdiwahaab oo ka sheekeeyay arrin cajiib ah oo kala kulmay kooxdii afduubatay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah Cilmi-baare-Kenyan-Soomaali ah oo laga qafaashay bartamaha magaalada Nairobi oo markii dambe la sii daayay isagoo aan waxba gaarin ayaa...

XASAASI:- Xogta kulankii Fahad Yaasiin iyo Saraakiisha ciidamadda oo banaanka timid!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Lataliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa xalay kulan casha ah isugu yeeray dhamaan saraakiisha hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA,...

Koox Nabad Nolol u qaabilsan Baraha Bulshada oo dab kusii shidaysa khilaafka Farmaajo iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shalay waxaa soo baxday warqad lagu sheegay inay kasoo baxday wadahalada u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Rooble, kaasoo lagu sheegay inay heshiiyeen...

Khilaafkii Farmaajo & Rooble oo markale xoogeystay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xarunta Madaxtooyada waxaa ka socday kulamo lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble. Kulamada...

Maxaad ka ogtahay burburkii kadib marxladaha ay soo martay Hay’adda NISA?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyihii hore ee Hay'adda NISA Generaal Tuuryare ayaa qalinka u qaatay in wax badan uu ka qoro marxaladaha ay soo martay Hay'adda NISA, tan...

Akhriso:- Qodobada La isku afgartay ee heshiiska Farmaajo iyo Rooble. 

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa warar soo baxay waxay sheegayaan in heshiis hordhac ah ay gaareen. Dedaaladii...

XOG:- Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhow inuu u tasaasulo Madaxweyne Farmaajo

MUQDISHO-AYAAAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ra'iisul wasaare Maxmed Xuseen Rooble uu ku dhowyahay inuu u tanaasullo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi...

Ciidanka Duufaan oo xirtay aagga Godka jilicoow & Xaalad kacsan oo ka jirta halkaas

MUQDISHO-AYAAMAHA-Aagga daljirka dahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa wararka aan ka helayno waxaa uu sheegaya in ciidamada duufaan ee qeybta ka ah NISA ay saaka...

Wararkii u dambeeyey qarax khasaaro geystay oo dhacay Magaalada Marka

BAYDHABO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxa jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha oo ka dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan