Jubaland oo taageertay shaqo-joojinta uu RW Rooble ku sameeyey Fahad Yasin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawladda Jubaland ayaa taageertay talaabooyinka uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, taas oo ay ka mid tahay shaqo-joojinta uu ku sameeyey...
Taliye Xijaar oo shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.
Muqdisho-Ayaamaha-Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed, Generaal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa farriin u diray saraakiisha Booliska Soomaaliyeed, waxaana uu isugu yeeray shir deg deg ah,...
Farmaajo oo diiday Shaqa joojinta Taliyaha NISA, isagoo garab istaag u sameeyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kasoo horjeestay shaqa joojintii uu Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta uu ku sameeyay Agaasimaha NISA Fahad...
Xilka Qaadista Ra’isul Wasaare Rooble oo ee Fahad Yaasiin oo abuurtay Khilaaf adag.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Hey’adda Nabadsugida Fahad Yaasiin, isagoo si Kumeel gaar ah ugu magacaabay...
DEG DEG:- Fahad Yaasiin oo waxba kama jiraan ku tilmaamay 48 sacadood ee u...
MIQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee ahaa inuu 48 saac...
Afgambi militari oo ka dhacay dalka Guinea iyo Madaxweynihii dalkaas oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo Millateri ah ayaa ayaa afgambi kula wareegay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika, waxaana sidoo kale hadda dalkaasi ka taagan xaalad kacsanaan ah, iyadoo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray Heshiiska Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay Maanta gaareen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul...
Taalibaan oo qorsheynaysa in xiriir diblomaasiyadeed ay la sameyso Mareykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa ku dhow inay ku dhawaaqdo dowlad uu yeesho waddanka Afghanistan, taas oo ay sheegeen inay raadin doonto xiriir diblomaasiyadeed oo wanaagsan, oo...
Siyaasiyiinta Waqooyi oo heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee Doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay Siyaasiyiinta gobolada...
Xuutiyiinta Yemen oo markale weerar gantaalo ah ku qaaday Sacuudiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta wadankaas.
Ma jirto koox sheegtay in...




















