29.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Taalibaan oo qorsheynaysa in xiriir diblomaasiyadeed ay la sameyso Mareykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa ku dhow inay ku dhawaaqdo dowlad uu yeesho waddanka Afghanistan, taas oo ay sheegeen inay raadin doonto xiriir diblomaasiyadeed oo wanaagsan, oo...

Siyaasiyiinta Waqooyi oo heshiis rasmi ah ka gaaray khilaafkii u dhaxeeyay ee Doorashada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Raisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa ka heshiiyay khilaafkii u dhaxeeyay Siyaasiyiinta gobolada...

Xuutiyiinta Yemen oo markale weerar gantaalo ah ku qaaday Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in ay ka hortageen saddex gantaal oo lagu weeraray magaalooyinka Najran iyo Jazan ee kooofurta wadankaas. Ma jirto koox sheegtay in...

Xogta Qaraxyo Baabuur ku jira Muqdisho oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Koox khubaro ah oo dhanka amaanka kala shaqeysa Qaramaada Midoobay islamarkaana uu fadhigoodu yahay xarunta Xalane ayaa shaaciyay in magaalda ay ku jiran Qaraxyo...

Millateriga Itoobiya “Kumannaan jabhadda TPLF ah ayaannu dilnay”

MUQDISHO-AYAAMAHA-Millateriga waddanka Itoobiya ayaa ku andacooday in dagaalkii 10-ka bilood ka socday waqooyiga dalkaasi ay ku dileen in ka badan 5,600 oo ka tirsan...

Maxaad ka ogtahay shakhsiyaadka ay kala wataan Farmaajo & Rooble ee lagu bedelaya Fahad...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa saacadihii u danbeeyay maraya maalmihiisii Siyaasadeed iyo awoodii xad dhaafka aheeyd ee uu Fahad Yasiin ku lahaa saaxada Siyaasadda Somalia , waxa aana...

DEG DEG:- Ra’iisul wasaare ROOBLE oo 48 sacadood u qabtay FAHAD YAASIIN

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo sheegay in warbixintii ay NISA ka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la filayo inuu qaado tilaabo deg deg oo ku aadan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo an helnay ayaa waxaa uu sheegaya in Ra'iisul wasaare Xuseen Rooble uu tilaabo deg deg ah uu qaadi doono goordhow. Rooble ayaa...

Dagaallo culus oo markale ka billawday dalka Afgaanistaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ila wareedyo ka agdhaw Taalibaan ayaa u sheegay wakaallada wararka ee Reuters inay qabsadeen aaggaasi, hasayeeshee dagaalyahannada wax-iska-caabbinta ayaa arrintaasi gaashaanka u daruuray. Mid ka...

Xildhibaan Faarax Cabdiqaadir oo ka hadlay taalabadii ay qaadeen Beesha Ikraan Tahliil.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faarax Sh. Cabdiqaadir ayaa ku baaqay in shuruud la’aan lasii daayo dad lagu xiray Magaalada Baladweyne sabab la xiriirta dilka loo geystay Ikraan Tahliil...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan