29.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Tallaab nuucee ah ayuu Ra’isul Wasaare Rooble ka qaadi doonaa agaasimaha NISA Fahad Yasin?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa baaq is daba joog ah loo diraaya Ra’isul Wasaare Roble kaaso ku aadan in uu wax ka qabto madaxda taliska NISA oo lagu...

Xildhibaano ku dhaawacmay weerar caawa ka dhacay Jowhar.

JOWHAR-AYAAMAHA-Weerar bambaano ayaa caawa lagu qaaday guri ay deganaayeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo ku yaalla Xaafada Hantiwadaag ee magaalada Jowhar . llaa saddex...

Midowga Musharaxiinta oo war xasaasi ah kasoo saaray dilka Ikraan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaado saddex tallaab oo ku saabsan kiiska dilkii Ikraan Tahliil. "Midowga Musharaxiinta wuxuu u tacsiyeynayaa ehelka...

Al-Shabaab oo Beeniyey inay ka dambeeyaan ( dilka ) Ikraan Tahliil.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa beeniyay in ay ka dambeeyeen Afduubka iyo dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay xalay hay'adda NISA sheegtay in ay ka dambeeyeen...

XOG:- Yaa fududeeyey dilka Ikraan Tahliil oo katirsaneyd NISA?

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame hogaamiyaha xisbuga Wadajir ayaa yiri "Tani waxay caddeyn u tahay wadashaqaynta hay’adda Nabadsugida iyo Al-Shabaab" Hoos ka akhriso qoraalkiisa dhamaeystiran Maangal ma aha...

WAR DEG DEG:- Dowladda Somalia oo Shaacisay in Ikraan Tahliil la dilay!

Maanta aya aheyd markii Idaacada VOA ay shaacisay in Ikraan Tahliil oo katirsaneyd Hay'adda Nabad sugida ay u gacan gashay kooxda ay Al-shabaab ayna...

Maxaa ka jira in xubno ka tirsan NISA ay shirqooleen Ikraan Tahliil, una gacan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ikraan Tahliil Faarax oo mudd ka badan labo bil la la’yahay ayaa waxaa la shaaciyey inay u gacan gashay kooxda argagixisada ee Al-Shabaab, sida...

Guudlaawe oo ku dhawaaqay in qof Muwaadin ah uusan ka reebi doonin liiska Musharaxiinta.

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Maamulka uu madaxds ka yahay uu culeys badan kala kulmay howlaha doorashooyinka Soomaaliya. Waxaa uu...

Taalibaan ‘oo hareereysay’ gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa ku dhawaaqaday inay hareereesay gobolka kaliya ee ka soo horjeeda xukunkeeda, sida uu sheegay hogaamiye sare oo ka tirsan Arbacadii, isagoo ugu...

Halyey Qaran oo gacanta ku haayey kiiska Badda Soomaaliya oo goordhow Geeryooday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Eng. Maxamed Cumar Saalixi waxaa ku dhashay degmada Luuq ee gobolka Gedo1952-dii, aabihii waxaa uu ka tirsanaa SYL, waxaa uuna qansnaji kahaa dowladda hoose. Wuxuu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan