27.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

khasaaro ka dhashay weerar lagu qaaday Degmada Buurhakaba

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada...

Mareykanka oo diyaarado aan shaqeynayn ku khiyaamay Taalibaan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxay sawirro muujinaya dagaalyahannada Taalibaan oo wata qalab milateri oo ay ciidammada Mareykanka kaga tageen garoonka diyaaradaha Kabul ee Hamid Karzai. Guud ahaan...

Rooble Oo Baaq U Diray Cabdi Xaashi Iyo Mahdi Guuleed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay habka loo xulayo Liiska Musharaxiinta Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka Federaalka ee kasoo...

Maxaa ka jira in weriye Coldoon lagala baxay xabsigii uu ku xirnaa?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hadda naga soo gaaray maamulka iskiisa ugu dhawaaqay Madax banaanida ee Somaliland ayaa sheegaya in Samafale/ Wariye Cabdimaalik Coldoon in lagala baxay xabsiga...

Al-Shabaab oo Haweeneey ku toogtay Goob fagaaro ah

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ku yaal degaanka Shaw oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ay ku toogteen Haweeneey ay sheegeen inay ka tirsaneyd Ciidamada...

Weerar Lagu Qaaday Garoon Diyaaradeed Ku Yaal Sacuudiga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha Abha ee dalka Sacuudiga ayaa lagu dhaawacay sideed qof, sida uu...

Maxay ka dhigan tahay dhoolatuska iyo soo dhoweyntan Muuse Suudi ee Jowhar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Jowhar ee caasimada maamul goboleedka HirShabeelle waxaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay Senatar Muuse, halkaasoo lagu wado inay maalmaha soo socda ka...

Howlgalka QM ee Soomaaliya oo muddo kordhin loo sameeyey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay u codeeyeen Muddo-kordhin loo sameeyey Hawlgalka QM ee Taageeradda Somalia. 15-ka Xubnood ee Golahaasi...

Dhammaan Shaqaalaha Dowladda Oo Amar Cusub Oo Lagu Soo Rogay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta ayaa soo saartay Amar cusub oo ku socda dhammaan shaqaalaha Hay’addaha dowladda Federaalka, kaasi oo...

Sarkaal Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Isku Soo Dhiibay Ciidamada Dowladda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Milateriga qeybta 21-aad iyo kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galmdug ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen inuu kasoo goostay Al-shabaab, uuna iska soo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan