25.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ciidamada dowladda oo qabsaday dhul ay heysteen Al shabaab.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo deegaano iyo dagmooyin katirsan gobalka Mudug ayaa soo sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Galmudug iney la...

XASAASI:- Qoorqoor oo dhexda ugu jira Dagaalka kursiga Aqalka Sare ee Cabdi Qeybdiid iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa dhawaan ka bilaabaneysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu dooran doona 8 xubnood. Laba Kursi ayaa wata...

Jibuuti oo si adag uga hadashay rabshado ka dhacay caasimadda Jibuuti

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Jabuuti ayaa si adag uga hadashay rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jibuuti kuwas oo u dhexeeyay Qoomiyadaha walaalaha...

Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble, Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi...

Senatorkii shalay laga reebay liiska Musharaxiinta Aqalka sare oo Afka Furtay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo kamid ahaa xubnaha Aqalka Sare ee shalay uu kusoo darin liiska u tartamayaasha doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen...

Maxaad ka ogtahay sababo ay Muudeey & Maxamed Mursal ku weyn kara booskooda Xildhibaanimo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Marxalada doorashada Soomaaliya ayaa gashay meel xasaasi ah, waxaana bilowday doorashada Xildhibaanada aqalka sare. C/weli Ibraahim Muudeey oo ah Gudoomiye kuxigeenka koobaad Ee Golaha Shacabka...

Kumuu ahaa Janaraal Ceydiid oo 25 sano ka hor geeriyooday?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta 25 sano laga joogaa markii uu dhintay Allaha u naxaristee janaraal Maxamed Faarax Ceydiid oo ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soomaaliya door weynna...

Guddiga doorashada Galmudug oo war deg deg u diray Qoorqoor

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa laga codsaday inuu soo gudbiyo Liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare. Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed ee Galmudug...

Wiil uu dhalay Qadaafi oo doonaya in uu madaxweyne ka noqdo Libya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saif Al Islam waa wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee Libya Mucammar Al Qadaafi, wuxuu sheegay in uu doonayo in midnimada iyo isku duubnaanta...

Baarlamaanka Carabta Oo Ka Hadlay Qaraxii Kismaayo Ee Ciyaartoyda Jubbaland

MUQDISHO-AYAAMAHA-War kasoo baxay baarlamaanka Carabta ayaa si kulul looga hadlay qaraxii Jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kaasi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan