Taliska Booliska oo ka hadlay musharaxiin loo diiday warqada Dambi la’aanta
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay arrin maalmihii la soo dhaafay taagneed taas oo ku aadaneed in warqada dambi la,aan loo diiday qaar...
Rooble Oo Ka Hadlay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare Ee KGS
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ee uu soo saaray Madaxweynaha Koonfur Galbeed...
Diiwaan-Gelinta Musharaxiinta Aqalka Sare Ee K/Galbeed Oo Maanta Bilaabaneysa
BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah bilaabaya Diiwaan-gelinta Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka.
Guddiga...
Ciidamo cusub oo Turkiga usoo tababaray Soomaaliya oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Muddo xileedku dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta tababar usoo xiray ciidamo ka tirsan militeriga oo ka qalin jebiyay xerada tababarka cidamada ee...
DEG DEG:-Labo Senetar oo mucaarad ahaa oo laga saaray liiska Musharaxnimada
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa ku dhawaaqay Liiska xubnaha cusub ee tartamayaasha Aqalka Sare Shan kursi oo kamid ah.
Waxaa uu...
Wafdi ka socda Guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo.
BAYDHABO-AYAAMAHA-Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka Maamulka Koofur galbeed gaaray Wafdi ka socda guddiga hirgelinta doorashada heer federal, waxaana halkaas ku soo...
Khasaarol Ka Dhashay Dab Ka Kacay Xarun Warshadeed Oo Ku Taala Garoowe
GAROOWE-AYAAMAHA-Dab xooggan ayaa ka kacay mid ka mid ah Shirkaddaha ganacsiga ee ku yaalla magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland.
Dabkaan ayaa waxaa uu ka...
U jeedka Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo kusii jeeda Garowe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Ujeedka wafdiga dowladda...
R/W Rooble oo amray in gacanta lagu soo dhigo kooxdii ka dambeysay Qaraxii Kismaayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareyay qaraxii la beegsatay dhallinyaro ciyaartooyda ahaa.
Rooble ayaa ku baaqay in si deg deg...
DEG DEG:- Qarax Xoogan oo ka dhacay Magaalada Kismaayo.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Gaari Buska ah oo ay saarnaayeen ciyaartoyda Kooxda JCCI oo difaacanaayey heerka koowaad ee Jubbaland ayaa qarax lagula eegtay kismaayo.
Gaarigii ayaa gabi ahaanba Gubtay...




















