25.7 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweynaha dalka Madagascar oo isku day dil ka badbaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Madagascar ayaa shaacisay in ay ka hortagtay isku day la doonayay in lagu dilo madaxweynaha dalkaas, Andry Rajoelina. Xafiiska dacwad oogaha guud ayaa sheegay...

Cali Guudlaawe oo shaaciyay dhibaato kajirto degmada Cadale

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in degmada Cadale oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ay wajaheyso caqabado farabadan, isla markaana...

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee...

Maxay tahay u jeedka safarka Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ee Degmada Warsheekh?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa waxaa ay Maanta gaareen degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynayaal hore oo ka...

Wasiirka Difaaca Iyo Arimaha Dibadda Ireland Oo Soo Gaaray Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Difaaca iyo Arimaha Dibadda Ireland, Simon Coveney ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soodhaweyay garoonka diyaaradaha...

Uhuru Kenyatta oo farriin hanjabaad ah u soo doray Soomaaliya

MUDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa carabka ku adkeeyay sida ay dalkiisa uga go'an tahay in xuduudihiisa uu uga difaaco shisheeye kasta oo soo...

Dadkii dhibateeyay Ubax Ibraahim oo gacanta lagu dhigay.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen dhamaan eedeysanayaasha la rumeysanyahay in ay dhibaateeyeen ubax ibraahim Cabdullaahi. Ubax Ibraahim Cabdullaahi oo 15...

Rooble oo ku dhawaaqay in si deg deg ah ay ku xalinayaan khilaafka Siyaasiyiinta...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay soo afjareeyso khilaafka u dhaxeeya Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi, kaas oo la xiriira...

Ra’iisal wasaare Rooble oo markale cadeeyey mowqofkiisa ku aadan Musharaxnimadiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in uusan xilka madaxweynaha u tartameyn, balse uu doonayo in dalka ay ka dhacdo doorasho xor...

Wasiirka Cadaalada oo sheegtay in Maxkamad la horkeeni doono dadkii dhibaateeyay Ubax Ibraahim

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Cadaaladda la horkeeni doono dadkii ka dembeeyey dhibaateynta Ubax Ibraahim Cabdullaahi. Ubax Ibraahim Cabdullaahi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan