27.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Afar qodob oo laga soo saaray Amniga Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa soo saaray Amaro la xiriira dhinaca Amniga, kuwaas oo ku socda Shacabka ku nool Magaalada Beledweyne...

Midowga Musharaxiinta oo soo saaray digniin ku socoto Farmaajo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado...

Axmed Madoobe oo loo gudbiyey liiska magacyada musharaxiinta Degmada Garbahaarey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Wasiirada Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedyada dalka ayaa muddo ay ku sugnaayeen magaalada Garbahaarey kadib saaka kasoo dhoofay halkaas, iyagoo gaaray Magaalada Kismaayo ee...

Jubbaland oo soo saartay Amar ku socda Shirkadaha Ka Shaqeeya Xoolaha Udxiyada

KISMAAYO-AYAAMAHA-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa  ku war galisay hay’adaha, shirkadaha, shaqsiyaadka iyo dhammaan cid walba oo ku shuqul...

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida oo sagootiyay ciidamo loo dirayo Tigray

MUQDISHO-AYAAMAHA-MUSTAFAA CAGJARMadaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu ka sagootiyay ciidamo badan oo ka tirsan Booliska Gaarka ah...

Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga. Kulanka dhexmaray...

Faah Faahin Laga Helayo Meydadka Labo Wiil Oo Laga Helay Xaafad Ka Tirsan Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa meydadka laba wiil oo walaalo ahaa ayaa xalay laga helay xaafadda Buunda-weyn ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka...
howlgal lagu sugayo Amniga Caasimadda.

Howlgalo cusub oo ciidamda dowladda ay ka wadaan xaafada ka tirsan Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saacadihii la soo dhaafay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo culus ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Howlagaladaan oo ahaa kuwo...

Maxay Soomaaliya ugu gacan seyrtay “War bixinta Guddiga” Midowga Afrika?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaashaanka u daruurtay war bixin lagu baahiya baraha bulshada oo la sheegay in ay kasoo baxday Guddiga Qiimaynta Madaxa Bannaan...

Dad Shacab Ah Oo Lagu Af-Duubtay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Sool

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii lasoo dhaafay lagu qafaashay dad shacab ah, kuwaasi...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan