24.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug oo Al-shabaab kala wareegay degmada Bacaadweyn

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Wararka ka imaanayaa gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ay dib ula wareegeen degmada Bacaadweyn, kaddib markii...

Nairobi:- Xog laga Hoteel qaali oo la sheegay inuu iibsaday Saciid Deni.

NAIROBI-AYAAMAHA-Warar kala duwan ayaa sheegaya in Saciid Deni  madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland uu iibsaday hotelka lagu magacaabo (Sarova Stanley) oo ku yaala magaalada Nairobi. Maamulka...

dowlad Goboleedyada loogu digay inay sameeyaan boob doorasho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Xildhibaannada Aqalka sare ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorayooyinka...

HirShabeelle oo shuruud adag ku xirtay wada-hadal ay la gasho Jeneraal Xuud

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee maamulka HirShabelle Maxamed Cali Caadle ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan...

Qorshe Madaxweyne Farmaajo looga mamnuucayo inuu u tartamo xilka madaxtinimo oo socota.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha midowga musharaxiinta mucaaradka ayaa soo bandhigay qorshe ah in madaxweyne farmaajo laga qaado xilka uu haayo hada haayo oo ay sheegeen inuu sharci...

Beesha Caalamka oo war ka soo saartay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee Muqdisho ka dhacay 29-kii Juunyo, ee laga soo saaray...

Booliska Somaliland Oo Toogtay Wiil Dhallinyaro Ah Oo Ku Libisnaa Calanka Soomaaliya.

GAROOWE-AYAAMAHA-Magaalada Boorama ee Somaliland ayaa ku wararka laga helayo waxaa uu sheegayaa in caawa halkaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ah. Booliska Soomaaliland ayaa toogtay wiil...

Abiy Axmed oo ku hanjabay inuu qoran karo hal milyan oo dagaal-yahano

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamada dalkiisa ee gobolka Tigray aysan ka dhigneyn in dowladda ay ku guuldareysatay dagaalka. Wuxuu...

Xasaasi:- Waayihii Janaraal Xuud oo dhamaad ah iyo Guudlaawe oo tagaya Beladweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Masuuliyiin ka tirsan maamulka HirShabeelle ayaa xaqiijiyay in ay guuleysatay tijaabadii ugu horreysay ee doorasho loogu qaban lahaa magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan,...

Gabdho Soomaaliyeed oo ka murugsan Quruxlowgii xabsiga lagu xukumay!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabdhaha Soomaaliyeed qaarkood, iyo kuwa kale ee caalamka ayaa baraha bulshada aad uga hadal haya nin dhallinyaro ah oo maxkamad ku taalla dalka Mareykanka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan