Maxay Jubbaland ka tiri Askartii Soomaaliyeed ee la geeyay gobolka Tigree
Wasiirka qorsheynta dowlad goboleedka ee Jubbaland Mudane Mursal Khaliif oo ka qeyb-galay dood gaar ah ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada Soomaaliyeed ee la sheegay...
Dowladda Turkiga oo aqoonsatay 41 Jaamacadood oo ku yaalla Soomaaliya (Aqriso magacyadooda)
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday liiska illaa 41 jaamacadood oo ku yaalla gudaha Soomaaliya, kuwaas oo helay aqoonsiga dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin...
Al-Shabaab oo la wareegtay Deynuunay iyo isgaarsiinta oo la jaray
Dagaal saacado badan qaatay ayaa ciidamada Itoobiya ee ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Al-Shabaab...
Is bedel saameyn doono Fahad Yaaasiin iyo Jen. Xijaar oo la qorsheyano.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo baxaya warar ku saabsan inuu jiro is bedel qaar ka mid ah Taliyeyaasha Ciidanka dowladda, gaar ahaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo...
Wasiir Dubbe oo warbixin Murugo leh ka diyaariyay xaalada Maaalada Jowhar.
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd...
Madaxweynaha Faransiiska oo wejiga lagaga dharbaaxay meel fagaara ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaal dhex wareegaya baraha bulshada waxaa la arkay madaxweyne Macron oo socod gaaban ku maraya qeyb ka mid ah dhismaha Drôme.
Ka dib nin ayaa...
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta oo talaado ah waxaa soo gaaray wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyagoona siweyn...
Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii ka dhacday Somaliland
MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii 31-kii May ka dhacday Somaliland, iyagoo sheegay in ay ka dhabeeyeen ballaan-qaadkii doorashooyinka, geeddi socodka ka qeybgalka siyaasadda...
Maxkamadda sare ee Maraykanka oo qaadday tallaabo ka nixisay kumanaan Soomaali ah
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Isniintii shalay aheyd go'aan ka soo saartay in deganaashaha rasmiga ah ee Green Card aan la siin doonin dadka...
Ciidamadii Sugi Lahaa Amniga Doorashooyinka Oo Heegan La Geliyay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed ( Xijaar) ayaa markale sheegay in dowladda Soomaaliya ay heegan buuxa gelisay Ciidamadii ka qyeb qaadan lahaa...




















