24.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Q.M Oo Welwel Ka Muujisay Go’aankii DFS Ku Diiday ergeygii Midowga Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay fursadda hortaalla hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee ku shirsan Magaalada Muqdisho xilli...

Wararkii u dambeyey shirka Afisyooni iyo sida loo fulin doona heshiiska doorashada.

Shirka oo galay Maalintii 4aad Waxaa si weyn diirada looga saaray xal u helidda qodobadii hareeyay Muranka Doorashada. Shirka ayaa lagu gaaray heshiis inta badan...

Wararkii u dambeysay shirka Afisyooni iyo sida loo fulin doona heshiiska doorashada.

Shirka oo galay Maalintii 4aad Waxaa si weyn diirada looga saaray xal u helidda qodobadii hareeyay Muranka Doorashada. Shirka ayaa lagu gaaray heshiis inta badan...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Heshiis Laga Gaaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka Wadatashiga oo sabtida todobaadkaan ka furmay Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa horumarro laga sameeyay qodobbadii laga wadahadlayay ee khuseeyay doorashooyinka dalka. Afhayeenka...

Dowladda Federaalka & Maamulka Hir-Shabeelle oo kala qaaday Maleeshiyaad Maleeshiyaad

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maleeshiyo beeleed hubeysan oo maalmihii lasoo dhaafay ku dagaalamayay deegaano hoostega Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Maanta oo talaado ah la kala...

Qaabkii Loo Dilay Ganacsade “Bashiir Maxamed” Oo Lasoo Bandhigay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysaa baaritaanno lagu sameeyay meydka ganacsade Bashir Maxamed Gaboobe oo dhawaan meydkiisa laga helay goob duur ah oo ku...

Is-Faham Laga Gaaray Inta Badan Qodobadii La Isku Haayay Shirka Wadatashiga Doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Madaxda ay isku afgarteen inta badan qodobadii laga doodayay marka laga reebo arrinta Somaliland, waxaana la tilmaamay in xalinteeda...

Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta shir ka yeelanaya xaalada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta Gelinta dambe waxaa la filayaa inay shir ka yeeshaan arrimaha Soomaaliya, xilli weli aan wax heshiis ah...

Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Garaacday Degaan Ka Tirsan Gobolka Bari

BOOSAASO-AYAAMAHA-Wararka aan ka heleyno deegaanka Galgala ee ku yaalla buuraleyda Calmadow ee Gobolka Bari ayaa waxaa ay ku warramayaan in gelinkii dambe ee shalay...

Shirka madaxda Soomaalida oo maalintii afaraad galay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalintii afaraad galayo shirka wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya madaxda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa wararka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan