Askar loo heysto dilal ay geysteen oo Maxkamad lasoo taagay.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Gobolka Gedo ayaa Maanta bilowday dhageysiga dacwada Askar ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka oo dil ka...
Khilaaf markale ka taagan guddiga doorashooyinka Somaliland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha siyaasiyiinta Somaliland ku matalaya xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa war kasoo saaray halka uu marayo wada hadaladii ku aadanaa guddiga doorashooyinka.
Xildhibaanada...
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo War ka soo saartay Shirka doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-War-saxaafadeed kasoo baxay kulanka Culimada oo warbaahinta loo Akhriyay ayaa waxaa marka hore lagu soo dhaweeyay Shirka Madaxda u socda ee looga hadlayo dhameystirka...
Warmurtiyeed la filayo in maant laga soo saaro shirka Madaxda Soomaaliya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalinkii Seddexaad ayaa waxaa galay shir u dhexeeyo madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo sidii looga...
Madaxweyne Farmaajo ma ka qeybgali doonaa shirka Afisyooni ee Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maalinkii labaad galay shir u dhexeeyo madaxda dowlad goboleedyada, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ra'iisul Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo sidii looga gudbi lahaa...
Jubbaland oo markale mumnuucay xirashada Indha-Shareerka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa markale adkeeyay joojinta xirashada indhashareerka Arrintaan ayay sheegeen in ay ciidammadu uga goleeyihiin adkeynta amniga maaddaama ay cadowga...
Ciidamada Haramcad oo xalay fuliyey howlgal gaar ah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada haramancad ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen xaafadaha iyo duleedka Magaalada Jowhar.
Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay ku...
Ciidamo iyo gawaari dagaal oo farabadan oo caawa lagu Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo iyo gawaarida dagaalka ee Gorgor ayaa caawa lagu arkayaa Isgooysyada Soobe iyo korontada ee magaaladda Muqdisho.
Ciidaman oo wata gawaarida dagal ee Beebaha iyo...
Muxuu Yahay Qodobka Ugu Adag Ee Shirka Madaxda Federaalka iyo Maamuladda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Shirka oo looga hadlayo dhameystirka heshiiskii 17-kii September ayaa Maanta waxaa ay Madaxda uga doodeen qodobada u baahan in xal laga gaaro ee khilaafka...



















