26.4 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Afrika oo laga dhisayo xarumo talaalka korona lagu sameeyo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Midowga Yurub ayaa ku talo jira inuu ku maal geliyo lacag hal bilyan oo Euro ah oo u dhigantaa 1.2 bilyan oo doolar in...

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku soo wajahan Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta la filayaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho, si uu kaga qeyb galo shirka wadatashiga qaranka. Shirkan oo...

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxaa xalay lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Maxamuud Caajis. Dabley hubeysan ayaa toban xabadood...

Saciid Deni iyo wafdi uu hogaaminaayo oo soo gaaray Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dani iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada caasimada ee Muqdisho. Deni ayaa ka qeyb geli doono shirka qadatashiga...

Guddoomiyihii deegaanka Garas-Baalleey oo qarax lagu dilay.

Guddoomiyihii deegaanka Garas-Baalleey Cabdiraxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay deegaankaas. Wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno ayaa sheegaya in Qaraxu uu...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Soo Bandhigtay Tirada Dadka Laga Helay Karoona

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 19 xaalado...

Israa’iil iyo Falantiin oo gaaray heshiis xabad joojin ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha wasiirrada Israa’iil waxay xaqiijiyeen iney heshiis xabbad joojin ay la gaareen maleeshiyaadka Falstiiniyiinta si dagaalka tobanka maalmood socday loo joojiyo. “Golaha amniga siyaasaddu waxay...

Maydka Labo Gobdhood Oo Dhallinyaro Ahaa oo La Keenay Magaalada Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Waxaa ku geeriyooday Deegaanka Biyo-cadde oo jihada bari ka xiga magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland labo gabdhood oo dhallinyaro ahaa kadib markii ay liqday...

Ergeygii Midowga Afrika ee dhexdhexaadinta Soomaalida oo iscasilay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergaygii ururka Midowga Afrika u magacaabay Soomaaliya ee dhexdhexaadinta khilaafkaadka siyaasadeed oo ah madaxweynihii hore ee Ghana, John Dramani Mahama, ayaa sheegay in uu...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada oo xilka la wareegay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka  cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan