Wararkii U Dambeeyey Banaanbax Ka Socda Muqdisho
Muqdisho-Ayaamaha-Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidii sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hayeeshee...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Oo Dib Ugu Laabtay Hargeysa.
Hargeysa-Ayaamaha-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, iyada...
Wasiirka gar gaarka oo sheegay in Magaalada Jowhar ay go’doon gashay.
Jowhar-Ayaamaha-Wasiirka gar gaarka maareeynta iyo masiibooyinka Maamulka Hir-Shabeelle, Cabdi Mahad Cabdullaahi Qoorgaab, ayaa sheegay in Magaalada jowhar ay ku sugantahay xaalad adag kadib fatahaada...
Guddigii Puntland Ee U Xil Saarnaa Diidmada Shillin Soomaaliga Oo Go’aano Cusub Soo Saaray
GAROOWE-AYAAMAHA-Guddiga Puntland u saartay ka soo talabixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ku taliyeen si xal loogu...
Rag Qarxa Ku Diyaarinayay Boosaaso Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay
GAROOWE-AYAAMAHA-Howlgal dhowr saacadood qaatay oo ay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan PSF-ta ayaa lagu soo afjaray xaafado ka tirsan...
Ciidanka Gorgor Oo Howlgal Kawada Gobalka Galgaduud.
DH/MAREEB-AYAAMAHA-Ciidamada Kumaandooska Gorgor ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Hawlgalo xasilinta Amniga la xiriira ka wada degaano hoostagga Degmada Balanbale ee Waqooyiga Gobalka Galgaduud.
Howlgalka oo...
Duqa Muqdisho Oo Gurigiisa Ku Wareejiyay Muwaadin Si Sharci darro Looga Heystay
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay gurigiisa oo si sharci darro looga heystay...
Wakiilkii Hore QM Ee Soomaaliya Oo Xil Cusub Loo Magacaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xogyaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutteres ayaa xil cusub u magacaabay Mr. Nicholas Haysom oo horay u soo noqday wakiilka QM u qaabilsan...
Guudlaawe iyo Qoor Qoor Oo Lakulmay Xildhibaano iyo Wasiiro Katirsan Xukuumadda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda, waxaana ay kala hadleen...
Wakiilka QM Ee Soomaaliya Oo La Wareegey Doorkii Dhexdhexaadinta Mucaaradka iyo Dowladda.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in wakiilka Qaramada Midoobay ee Arimaha Soomaaliya James Swan uu qaatay doorka dhex dhexaadinta hogaamiyaasha Soomaalida ee isku fahmi...



















