25.9 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Xaruun caafimaad oo laga dhagax dhigay Degmada Feerfer.

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Maamulka degmada Ferfer ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa dhagax dhigay Xarunta caafimaadka degmada Ferfer ee gobolka Shabeelle oo lagu sameynayo dayactir iyo dib u...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo beeniyay war kasoo yeeray Al shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaashaanka ku dhufatay sheegashada AlShabaab ay qiilka ugu raadisay qaraxyaddii ‘Soobe Laba’ ee 29-kii October, sanadkan 2022. Mahad Karataay...

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda 2023-ka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ay kulan ay xalay ku yeesheen magaalada...

Tirada dadka sanadkan lagu dilay Soomaaliya oo la shaaciyay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka ah ee Soomaaliya, waxayna sheegtay in in ka badan 600 oo rayid...

Maxamed Shariif waxaa uu kamid yahay qaar badan oo tusaale u ah dhallinyarada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nolashada shaqo la'aanta ah ee ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa la kulmi kartaa waxyaabo kala duwan oo...

Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dishay Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa saaka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya waxaa ay kudileen Nin Odaya ahaa oo lagu magacaabi jiray Macalin Cabdullaahi Cabdiraxmaan, iyaga...

Somaliland oo u hanjabtay mucaaradka kadib markii ay ka hor yimaadeen Muuse Biixi

Labada xisbi ee mucaaradka ah ee jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay 13-kii November aanay u...

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay 17 katirsan Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Mareykanka ee Africa ayaa xaqiijiyay in Mareykanku uu duqeyn cirka ah ku dilay 17 ka tirsan maleeshiyada Al-shaabaab, kaddib codsi uga yimid dowladda...

Maxaa sababay in ciidamada dowaladda ay isaga baxaan deegaanka Wabxo iyo deegaano kale?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamadda dowladda ay xalay isaga bexeen deegaanka Wabxo oo dhamaadka todobaadkii hore...

Wasiirka Arrimaha gudaha oo ka hadlay Sheekh caan ah oo lagu dilay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha gudaha, Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka hadlay dil xalay loo geystay Sheekh Cabdi Caziz Maxamed Xersi oo ahaa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan