Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Diray Askari Dil Geystay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun dil toogasho ah ku diray Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo sanadkii tegay ee 2020...
XOG Dheeraad Ah Oo Laga Helay Kulan Dhexmaray Farmaajo iyo Lafta Gareen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kulankan ayaa looga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan caqabadaha arrimaha doorashada ka taagan iyo sidii looga gudbi lahaa..
Ilo ku dhow dhow...
Xasan Sheekh Oo Markale Eedeyn Kulul U Jeediyay Madaxda Dowladda
GAROWE-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda hadda jirta ay ku fashilantay dhanka sugida Amniga dalka Afartii sano ee la...
Maxay Ka wadahadleen Qoor Qoor iyo Kheyre?
GAROWE-AYAAMAHA-Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal waxaa weli ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin, Xubnaha mucaaradka & Muxafidka isugu jira ee ku...
Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Afgooye iyo Dagaal Ka Socda Degmada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka ayaa u dhexeeya dagaalamayaasha Al-shabaab iyo Ciidanka Dowladda, waxaana dagaalku uu ka socdaa degaanka mukayga oo ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha...
Wararkii U Dambeeyey Qaraxyo Is Xig-Xigay Oo Ka Dhacay Degmada Bal-Cad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka aan ka helayno degmada Bal-cad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in goordhaweyd degmadaasi ay ka dhaceen Qaraxyo khasaaro dhimasho iyo dhaawac...
Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyntii Ugu Horeysay 2021-ka Uu Ka Fuliyay Somalia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska ciidamada Mareykanka ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa sheegay, in ayaga oo kaashanaya dowladda federaalka Soomaaliya, ay laba duqeyn ka fuliyeen Soomaaliya.
Duqeyntaan ayaa...
Wararkii U Dambeeyey Dil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxo hubeysan ayaa duhurnimadii Maanta Rag la sheegay inay ahaayeen shacab ku dilay qeyb kamid ah degmada Warta-nabadda ee Gobolkaan Banaadir.
Laba Wiil dhalinyaro ah...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Faah Faahiyay U Jeedka Booqashada Uu Ku Tegay Balli-Doogle
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo ka tirsan...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Digniin Kale Soo Saaray.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraalka ayaa waxa ay ku sheegeen Midowga Musharaxiinta in dowladu ay la galayso heshiis labo shirkadood oo lagu kala magacaabo Liberty iyo Coastline halis...




















