25.3 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shaaciyay sababta uu uga baaqday Shirka Garoowe

JOWHAR-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Calii Gudlaawe Xussein ayaa Magaalada Caasimada Jowhar ka daahfuray Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo colaadi...

Wararkii U Dambeeyay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Ciidamada Dowladda Ee Gobolka Gedo.

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobalka Gedo, kadib weerar ay...

Golaha Shacabka Oo Maanta Ansixiyay Heshiisyo Caalami Ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee xil-siigaarsiinta ah ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeesheen Xarunta Villa...

Maxamed Ibraahim Macalimuu Oo Ka Hadlay Xilka R/W Rooble U Magacaabay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Ibraahim Macallimuu oo uu shalay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya u magacaabay afhayeenka xukuumadda federaalka ayaa ka hadlay xilkaasi cusub ee loo magacaabay, kadib war...

Isbadal Ku Yimid Jadwalka Doorashada Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey...

Shirka Sanadlaha Ee Machadka Hiratage Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe

GAROWE-AYAAMAHA-Maanta oo Arbaco ah Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo Shirka Madasha Aragti Wadaagga...

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Amaro Cusub.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxiegenka Arrimaha Bulshada Maamulka gobolka Banaadir  Marwo Basma Caamir  oo la ogeeysiiyay dhamaan Mas’uuliyinta Maamulka gobolka Banaadir oo ay...

Cabsi Soo Wajahday “Israel” iyo Xisbullaah Oo Gacanta Ku Dhigtay Gantaal Halis Ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha ururka Xizbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in kooxdiisa ay hadda haysato laba laab tirada gantaallada la hago ee ay haysatay sanad ka...

Xildhibaanada Waqtigooda Dhammaaday Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2021

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa Maanta oo tallaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada...

Wararkii U Dambeeyey Dib U Dhac Ku Yimid Shirkii Garoowe.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Madasha aragti wadaaga ee Machadka Hiretage, kaas oo la filayay in uu Galabta ka furmo magaalada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan