Shidaal qodista Soomaaliya oo la billaabay iyo Dad si qaarsi ah loo siiyey qandaraaska
Xog gaar ah oo la helay ayaa waxay sheegeysaa in si tartiib ah loo billaabay qodista shidaalka Soomaaliya,iyadoo shirkado gaar ah lasiiyey Qandaraaska,xilli hore...
Sarkaal katirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Deyniile ayaa rag hubeysan waxaa kudileen Sarkaal katirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed , iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday.
Sarkaalka...
Ciidanka DANAB iyo kuwa Jubbaland oo fuliyay howlgal wadajir ah
KISMAAYO-AYAAMAHA-Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka DANAB gaar ahaan ururka 5aad ee guutada 16 aad ee CXD ayaa saacadihii lasoo dhaafay...
Jubbaland oo sheegtay in DFS siyaasadeysay lacag loo qoondeeyay gurmadka Abaaraha
KISMAAYO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta iyo musiibooyinka Maamulka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa sheegay in lacag hal Milyan oo Dollar ah oo Xukuumaddii Ra’iisul Wasaare...
Bangiga Adduunka oo Soomaaliya u ansixiyay 100 Milyan oo dollar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $100 milyan oo deeq ah oo lagu taageerayo sii wadida dadaallada dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya ee lagu gaarayo heerka dhameystirka dayn...
Dowladda Federaalka Itoobiya oo markii ugu horraysay war kasoo saartay weerarka Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Dhexe ee dalka Itoobiya ayaa markii ugu horraysay soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadlayso dagaalkii dhawaan dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada Dowlad Deegaanka...
Itoobiya oo qorsheynaysa in Magaalooyinka Beledweyne iyo Baydhabo qabsato.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida, Mustafa Maxamuud Cumar oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa degaannada xudduudka la leh gobollada Bakool iyo Hiiraan ayaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray qaraxii ka dhacay Marko
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...
Maxay ahayd ujeeddada weerarrada Al-Shabaab ee deegaanka Soomaalida?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mid ka mid ah saraakiisha Liyu Booliska deegaanka Soomaalida oo aan magaciisa sheegin oo wakaaladda wararka Reuters u warramay wuxuu sheegay weerarka Al-Shabaab inuu...
Wararkii ugu dambeeyey Guddoomiyihii Degmada Marka oo qarax lagu dilay
BAYDHABO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in qarax goordow halkaasi ka dhacay lagu dilay Guddoomiyihii degmadaas Cabdullaahi...



















