Madaxda Dowladda Soomaaliya oo ka hadshay geerida Fanaanada Khadro Daahir Cige
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka...
Wiil uu dhalay hogaamiyihii Al-qaacidda bin Laden oo si wayn loo hadal hayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bandhig sawir-gacmeed uu sameeyay wiil uu dhalay Cusaama bin Laden oo lagu soo bandhigayo dalka Faransiiska ayaa soo jiitay taageerayaal badan ka hor inta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Turkiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay dalka Turkiga u ambabaxaan wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh...
Ciidamada DANAB oo burburiyay fariisimo ay leeyihiin Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee Xoogga dalka, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo kooxda Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmadda Aw-dheegle ee gobolka Sh.Hoose.
Howlgalkaan...
Axmed Madoobe oo hay,addaha gargaarka kala hadlay gurmadka Abaaraha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha maamulka Jubaland mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland
Kulankan waxaa diiradda lagu saarayey...
Markab weyn oo shidaal sida oo ku soo xertay Dekadda Boosaaso
BOOSAASO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya markab weyn oo xalay ku soo xirtay dekeda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo markabka uu...
Dowladda Kenya oo iskeeda u go’aan satay in Soomaaliya ay u soo dhoofiso Khaadka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya...
Dood dheer kadib Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyadda 2022.
MUQDISHO-AYAAMAHA- Mudanaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka,waxaana Haa ku ogolaatay 204-xildhhibaan.
Ka...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay arrin aan looga baran Ra’iisul Wasaarayaashii isaga ka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo ka hadlay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay arrimo uu dhibsaday uu ku arkay...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda Dalka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii 3-aad maanta dood adag ka yeelanaya Miisaaniyada 2022, iyagoo su’aalo weydiinaya wasiirka maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan...