Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Sh. Aadan Madoobe iyo Laftagareen?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad Jamhuuriyadda Federaalka waxa ay kawada hadleen xal u...
Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo la keenay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Muqdisho waxaa maanta diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolonyo ay la...
Dowladda Federaalka oo Ciidamo horleh u dirtaysa howlgalka ka socda Gobolka Hiiraan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa sacadaha soo socoda waxaa la filayaa in ay Ciidamo dheeraad ah ka dejiso degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kuwaas oo gurmad...
Wasiir Beyle oo loo haysto Lacag dhan $193 Milyan iyo fadeexad culus oo soo...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda ayaa Wajahaya su’aalo adag oo kaga imaanaya xildhibaaamada labada aqal ee leh fadhiga wadajir ah.
Meelaha sida gaarka ah wasiirka loogu haysto waxaa...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo ballan qaad cusub u sameeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kula kulmay madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen, iyagoo qaatay...
Saciid Deni oo guuldaradii doorashada kadib abaabul ciidan ka billaabay Puntland.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan la qaatay Saraakiisha Taliska Ciidanka Booliska Maamulkaasi Puntland .
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga...
Goleyaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibanada Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta u fariisanaya aqrinta labaad ee miisaaniyadda 2022 ee dowlada Soomaaliya, oo ah middii ugu badneyd ee Golaha...
Maamulka Gobolka Hiiraan oo War kasoo saaray qarax geystay dhimashada & dhaawaca
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa Caafimaad taam ah Alle uga baryay Wariyeyaasha kala ah Khaalid Cismaan Muxumed Ilkacase iyo Cabdikariin Shabelloow iyo Cabdi Gureey sidoo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray dowladda & Shacabka Jabuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan sanad-guurada 45-aad...
Wasiir Bayle oo diiday inuu tago xafiiska xeer ilaalinta guud
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo qoraal soo saaray ayaa diiday in uu beri tago Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud oo dhawaan looga yeeray isaga...




















