25.5 C
Mogadishu

Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Xamza oo billaabay kullamo uu la yeelanayo Xildhibaanada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Xamse Cabdi Barre ayaa bilaabay kulamo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka, si uu codka kalsoonida u helo. Xildhibaannada uu maanta la...

Nin Mooto Bajaaj qarax ku keenay Muqdisho oo xukun lagu riday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa loo soo xiray  Qarax uu ku dhaawacmay March 20222-kii  kadib Bilooyin ay Nabad-Sugidda ka daawaysay dhaawac ka soo Gaaray...

Qof dumar ah oo markii ugu horreysay ku sime madaxweyne ka noqotay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markii ugu horeysay taariikhda dalka Soomaaliya, waxaa ku sime madaxweyne ka noqotay qof dumar ah, kadib markii ay dalka dibadiisa safaro kala duwan u...

Puntland oo xukun ku riday rag loo heysto dilka Wiil Dhalinyaro ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun ku riday 5 Nin oo kamid...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw udhoofay Dalka Imaaraadka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh...

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo booqasho ku tagaya Turkey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maxamed Bin Salmaan dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta oo Isniin ah booqasho gobolka ah ay uga billaabatay Masar, isaga oo sidoo kale tagi doona...

ZOG:-Waa kuma shakhsiga lagu bedalayo Wasiirka Maaliyada ee Cabdiraxmaan Beyle?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar hoose oo soo bxaya ayaa sheegaya in la qorsheeyey sidii xukuumada cusub Wasiirka Maaliyada laga dhigo Cilmi Maxamed Nuur kasoo jeeda gobollada Waqooyi,ahna...

Mid kamid ah rag dhac ka geeysanayay Suuqa Xoolaha. oo la toogtay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa howlgallo xaafada Cameyska ayaa toogtay mid ka mida Afar Tuuga kuwaa oo Habeen walba dadka shacabka ah ku...

Qorsho looga hortagayo qaraxyada ka dhaca Soomaaliya oo lagu dhawaaqay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku baaqay dadaallo wadajir ah oo ay sameeyaan dhammaan dhinacyada ay khusayso...

Bangiga Adduunka oo Soomaaliya ugu deeqay $100 Milyan oo doolar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo madaxda Bankiga Adduunka ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa hay’addaha deymaha bixiya iyo madaxda federaalka...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan