29 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Shacabka Kenya oo maanta dooranaya Madaxweyne cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Cod bixiyeyaasha dalka Kenya ayaa u dareeray goobaha ay yaallaan sanduuqyada doorashada si ay u doortaan Madaxweyne cusub oo baddala Uhuru Kenyatta. Maamulka Kenyatta ayaa...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweynayaasha Xasan Sheekh iyo Yoweri Museveni?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadallo miradhal ah kula yeeshay Madaxtooyada Uganda ee Entebbe, dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Kaguta Museveni,...

Turkiga oo shaaciyey inay ka go’an tahay sii wadida taageerada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xalay oo Axad ahayd. Madaxweyne Erdogaan ayaa carrabka ku adkeeyay...

Sidee ayuu u dhacay dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri?

MUQDISHO-AAAMAHA-Howlgal qayb ka ah la dagaallanka argaixisada oo ay fuliyeen CIA-da Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay ururka Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri. Dilkan oo ka...

Lacagtii ugu badnedyd oo Kenya maalmo kooban ka faa’iday Qaadka ay Soomaaliya Keento

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kenya ayaa dib u soo celinta dhoofinta Qaadka Mirowga ee Soomaaliya, waxay afar maalmood gudahood ka faa’iday 221 Milyan oo ah lacagta dalkeeda, taas...

Dowladda Masar oo si toos ah u soo faragelisay Madaxtooyada Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Raaligelin ka bixisay war horay uga baxay isla Madaxtooyada ee ahaa in Madaxweyne Xasan Sheekh uusan la qabin warkii uu sheegay...

Masar oo hanjabaad culus usoo dirtay Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey kadib qorshaha ay Itoobiya ku dooneyso inay ku buuxiso...

Mareykanka oo ka hadlay dagaalka Al Shabaab iyo Liyuu Boolis

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda arrrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay Al Shabaab ku doonayeen inay ku qabsadaan dhul badan. Wasaaradda oo soo...

Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya oo dhexmartay dood ku saabsan xuduudaha 3-da dal

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Doollo Cado ee ku taalla xuduudka u dhaxeeya Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya lagu qabtay shir isku xirka xuduudaha ee u dhexeeya Itoobiya...

Dowladda Kenya oo ku hanjabtay in Facebook ay dalkeeda ka mamnuuceyso

NAIROBI-AYAAMAHA-Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah inay wax ka qabato waxa ay ugu...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan