28.9 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Imaaradka Carabta oo Dekadda Muqdisho kasoo dejiyay markab shixnad sida

MUQDISHO-AYAAMAHA-Markab laga leeyahay dalka Imaaraatka oo sida in ka badan 1,000 tan oo raashin iyo gargaar ah ayaa Soomaaliya soo gaaray si uu u...

Ujeedka ugu weyn ee Al shabaab u weerareen dowlad deegaanka Soomaalida oo la ogaaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ismaamulka Soomaalida ee kamid ah dowladda Itoobiya ayaa wada abaabul ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab si looga hortago weeraro kale oo ay kooxdaasi ku...

Militariga Mareykanka oo gantaal halis ah la dhacay xubno ka tirsan Al-shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa Arbacadii shalay aheyd shaaciyey in saddex weerar oo dhanka cirka ah ay ka fuliyeen waqooyiga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, halkaasi...

Murashax madaxweyne oo ay diyaarad la dhacday oo soo diray farriin yaab leh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Siyaasi u taagan doorashada xilka madaxweynaha ee dalka Panama ayaa baraha bulshada soo dhigay farriin uu si layaab leh usoo gudbiyay oo uu ku...

Kim Jong Un walaashiis oo shaacisay arrin aan horay loo ogayn oo ku saabsan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un, walaashiis oo lagu magacaabo Kim Yo-jong ayaa sheegtay in walaalkeed uu aad u xanuunsaday muddadii uu socday cudurka safmarka...

DEG DEG:- Xildhibaan u tartamaayey doorashada Kenya oo qof ku toogtay goobta codeynta

NAIROBI-AYAAMAHA-Booliska Kenya ayaa ku raad-joogaa xildhibaan lagu tuhmayo in uu madaxa ka toogtay nin kaaliye u ahaa musharrax kale oo uu tartan ka dhexeeyay. Goobjoogayaal...

Aadan Madoobe oo noqday Guddoomiyihii ugu horreeyey ee loo gacan qaado xili ay socotay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa la kulmay Guddiga KMG ee loo saaray baaritaanka dhacdadii fowdada aheyd ee ka dhacday fadhigii Baarlamaank 7-dii...
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka

Ilhan Cumar oo markale ku guuleysatay doorasho ka dhacay Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka. Doorashadda ay Ilhan Cumar ku...

Al-Shabaab oo weerar ka geysatay Mandheera xili ay socoto doorashada Kenya

KISMAAYO-AYAAMAHA-Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weeraro ku qaadeen Saldhigyo ay Ciidamada Kenya ku leeyihiin degaano hoostaga Magaalada Mandheera ee Gobolka...

Shirka dhaqaalaha ee Soomaaliya iyo Uganda oo maanta ka furmaya dalkaas

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Uganda ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo badankood looga hadlayo Arrimaha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan