Qodobbadii ay Farmaajo iyo Uhuru ku kala tageen ee Xasan Sheekh ogolaaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamudd ayaa maanta booqasho Rasmi ah ku tagay Kenya halkaas oo uu kulan kula yeeshay dhiggiisa Uhuru Kenyata.
labada madaxweyne waxay...
Guddiga Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmi doonaan Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah...
Xasan Sheekh oo oggolaaday in Qaadka Kenya loo iib keeno Soomaaliya laguna bedelo Kaluunka
MUQDISHO-AYAAMAHA- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal...
Bilyaneer caan ah oo sheegay inuu lacagtiisa siinayo dadka saboolka ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Bilyaneer Bill Gates ayaa ballan-qaaday inuu ku deeqi doono hantidiisa oo dhan, isla markaana uu ka bixi doono kaalimaha hore ee uu uga jiro...
DEG DEG:- Arrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay UK laga sii daayay muuqaal dukumintari ah oo laga sameeyay orodyahanka Mo Farah oo sheegay in si sharci darro ah lagu geeyay...
Maxaad ka ogtahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee Nairobi?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa berri oo Khamiis ah ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho rasmi ah oo labo...
Dowladda UK oo go’aan ka gaartay tallaabo ay ka qaadi laheyd ciyaarahan Mo Farah.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Mo Farah ayaa sheegay in uu "nafisay" markii uu xafiiska Waaxda Arrimaha Gudaha ee UK sheegay in uusan wax tallaabo ah ka qaadi dooninciyaaryahankan,...
Maxaad ka taqaanaa saaxiibkii Fahad Yaasiin ee Xasan Sheekh u raacay Dalka Eritrea?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaalkiisa dalalka gobolka iyo guud ahaa waddamada Qaaradda Afrika ka billaabay dalka Eritrea, halkaasoo uu galankii danbe...
Ninkii dilay Shinzo Abe oo shaaciyey ‘xog xasaasi ah’ iyo sababta oo u dilay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Muuqaallo uu baahiyey taleefishinka NHK ayaa muujiyey Shinzo Abe oo taagan masrax uu taageerayaal kula hadlayey markii nin wata shaati leh midab cowl ah...
Maxay tahay ‘khatarka dhanka Shiina’ ee kusoo fool leh Maraykanka iyo UK?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxda laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo UK ayaa si aan horay looga baran oo wadajir ah uga hadlay wax ay ku tilmaameen khatar dhinacyo...