26 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabixi doona safarkii ugu horeeyey ee dalka dibadiisa ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in todobaadkaan safarkiisa u horreeyay oo dalka dibaddiisa ah u ambabaxo, isaga oo ku sii jeeda dalka...

Kooxo burcad ah oo la wareegay xafiisyada dawladda iyo xarumo kale oo muhiim ah.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dalka Costa Rica ayaa labadii bilood ee ugu dambeeyey wuxuu la daalaa dhacayaa weeraro dhinaca internetka ah, kaas oo kooxaha weerarka geysanayaa ay la...

Nin ciil dartiis u gubay qabriga soddohdiis hore

MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin u dhashay dalka Pakistan ayaa la sheegay in magaalada Layyah, ee gobolka Punjab ku gubay qabriga soddohdiis hore oo geeriyootay 25 sano kahor. Ninkan...

Haweeney ninkeeda dishay oo buug ka qortay ‘sida ragga loo dilo’ oo xabsi lagu...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa lagu helay inay dil gaysatay, horayna waxay buug uga qortay sida wax loo dilo. Garsooraha gobolka Oregon ee dalka Mareykanka ayaa Nancy Crampton Brophy,...

Dowladda Kenya oo raali gelin buuxda ka bixisay gefkii ay u geesatay qaranimada Soomaaliyeed

NAIROBI-AYAMAHA-Dowladda Kenya ayaa ka cudur-daaratay Shirkii maanta uu ka baxay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya kaddib markii Wakiil ka socday Somaliland uu qeyb...

Dowladda Soomaaliya oo doonaysa inay ku biirto ururka EAC.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Soomaaliya ayaa ka codsatay Kenya inay gacan ka siiso ku biiridda Ururka Goboleedka Bariga Afrika (EAC), arrintaas oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh kala...

Dad ku dhintay qarax ka dhacay Itoobiya

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatay qarax bambaano oo ka dhacay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Qaraxan ayaa ka dhashay kadib markii ciidamada ammaanka...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey...

Kaniiniga paracetamol-ka oo la ogaaday inuu hoos u dhigo awoodda raganimada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo shaaca laga qaaday ayaa lagu sheegay in kiimikooyin dhowr ah oo soo gala jirkeenna, sida maaddada bisphenol A (BPA) iyo sunta...

Kumanaan mudaaharaadayaal ah oo isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho wadareed...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan