Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Safiirada Soomaaliya u fadhiya dalalka Caalamka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey...
Kaniiniga paracetamol-ka oo la ogaaday inuu hoos u dhigo awoodda raganimada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Daraasad cusub oo shaaca laga qaaday ayaa lagu sheegay in kiimikooyin dhowr ah oo soo gala jirkeenna, sida maaddada bisphenol A (BPA) iyo sunta...
Kumanaan mudaaharaadayaal ah oo isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kumanaan mudaaharaadayaal ah ayaa isugu soo baxay guud ahaan dalka Mareykanka si ay ugu baaqaan in la adkeeyo sharciga hubka ka dib toogasho wadareed...
Dhaxal sugaha taajka boqortooyada Britain oo ka cooraday talaabo ay Britain qaaday
MUQDISHO-AYAAMAHA-Amiirka Wales ahna dhaxal sugaha taajka boqortooyada Britain ayaa ka cadhooday qorshaha dawladda Ingiriisku ku doonayso in ay soo galootiga sharci darrada ah ku...
Wararkii ugu dambeeyay qaban qaabada xaflada caleemo saarka madaxweynaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta looga arimiyo dalka ee Villa Soomaaliya ka socoto qabanqabadii ugu danbeysay Ee xaflada caleema saarka Madaxweynaha 10-aad ee...
Meydad tira badan oo laga helay magaalada Mariupole ee Ukraine
MUQDISHO-AYAAMAHA-Meydad tira badan oo loo maleynaya iney yihiin dagaallamayaashi difaacayey magaalada Mariupole ayaa la soo gaarsiiyey caasimadda Kyiv.
Qoysaska askarta difaaca magaaladaasi ku dhimatay waxay...
Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka oo soo garay Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafuud Ka kala Socda dalalka Caalamka ayaa soo gaaraya magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, kuwaasi oo ka qeybgalaya caleema saarka Madaxweynaha JFS mudane Xasan...
Wafdi ka qeyb galaya Munaasabadda Caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta Magaalada muqdisho soo gaaray mas’uuliyiin sar sare oo ka kala socda dowladaha Masar iyo Kenya, si ay uga qeyb galaan munaasabadda Caleema...
Nin Soomaali ah oo hadiyaddii ugu cajiibsanayd siiyay garsoore Mareykan ah oo caan ka...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Garsooraha dunida caanka ka ah ee ka howl gala Mareykanka, Frank Caprio - oo lagu bartay xukunnadiisa caddaaladda iyo naxariistu ku dheellitiran tahay -...
Muxuu yahay ninka Soomaaliga ah ee cunuggiisa ku dilay haddana magdhowga raba?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Nin Soomaali ah oo muddo xabsi daa'in ugu xukunnaa dil uu u gaystay cunug uu dhalay ayaa hadal-hayn dhaliyay kaddib markii la ogaaday in...




















