Putin oo la sheegay in lataliyeyaashiisu ay marin habaabiyeen.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay marin-habaabiyeen la taliyeyaashiisa oo aad uga baqaya inay u sheegaan saameynta ba’an...
Ruushka oo ku dhawaaqay war la’ aamini la’yahay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu si weyn u dhimi doono howlgallada milatari ee ka socda laba aag oo aad muhiim u ah kana tirsan...
Israa’iil oo marti-gelinaysa Shir lagu dhexdhexaadiyo Maraykan iyo waddamada Carabta oo khilaaf soo dhexgalay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Israa'iil ayaa bilaabi doonta marti-gelinta shir taariikhi ah oo ay ka qayb galayaan afar waddan oo Carab ah iyo Maraykanka.
Wasiirada Arrimaha Dibadda ee Mareykanka,...
Muxuu ku saabsan yahay heshiiska Dowladdaha Soomaaliya Iyo Qadar?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle, oo ku sugan magaalada Dooxa ee Dalka Qadar oo uu kaga...
Dowladda Hidniya oo war kasoo saartay weerarkii Al Shabaab ee garoonka diyaaraha ee Muqdisho.
OolWar-saxaafadeed kasoo baxay dowladda India ayaa lagu cambaareyay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho 23-kii bishan, kaas oo ay...
Hal arrin oo sababtay in Soomaali badan laga soo tarxiilo dalka Canada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa soo badanayaa tirada Soomalida dowladda Canada sheegtay inay dalkeeda ka masaafurinayso sababo la xiriira xagga sharciga.
Qaar ka mid ah Somalidaas oo lagu eedeeyay...
Ruushka oo shaaciyey inuu gaaray ujeeddooyinkii dagaalka Ukraine ee wejigiisa koowaad.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha Ciidanka Ruushka Sergei Rudskoy oo ah madax hawgallada ee taliska guud ee ciidmada Ruushka ayaa sheegay in hawlihii ugu muhiimsanaa ee wejiga koowaad...
Tirada askarta Ruushka kaga dhimatay dagaalka Ukraine oo la shaaciyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Inta u dhaxaysa 7,000 ilaa 15,000 oo askari oo Ruush ah ayaa ku dhintay hal bil ka dib duulaankii Ukraine, Waxa sidaasi wakaalada wararka...
Wasiir Beyle oo Arrimaha Deyn Cafinta kala hadlay Bangiga Adduunka & Hey’adda IMF
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulamo kala duwan la qaatay...
Xog sirdoon oo laga helay warshadaha Ruushka ee sameeya qalabka Miltariga.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Milateriga Ukraine ayaa ku warramaya in shirkadda soo saarta sidookalena dayactirta taangiyada Ruushka ay joojisay shaqadii.
Warshadan oo ku taal gobolka Chelyabinsk ee badhtamaha Ruushka,...



















