Howlgalka Burcad-badeeda Soomaaliya oo la qorsheynayo in gebi ahaanba la joojiyo.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dalbatay in la joojiyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee La-dagaalanka Burcad-badeedda ee tirsigiisu yahay 2608(2021) ee Maarso 3, 2022.
Xeebaha...
Wararkii ugu dambeeyey Afgembi fashilmay oo ka dhacay Jabuuti
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka inaga soo gaaraya Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay saacado ka hor Afgembi fashilmay oo talada dalkaasi looga tuuri lahaa...
Wararkii ugu dambeeyey Gabar Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Malaysia
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta qaar ee Malaysia ayaa qortay in haweeney Soomaaliyeed la dilay kadib gacan ka hadal dhexmaray labo shaqaale ajnabi ah oo ka shaqeynayey maqaayad...
Ruushka oo dhoolatus militari ka Sameeye dalka Belarus
MINSK-AYAAMAHA- Ruushka ayaa 10 maalmood oo dhoolatus militari ah ka bilaabay dalka Belarus khamiistii, wuxuuna lix ka mid ah maraakiibtiisa kusoo xiray deked istaraatiiji...
Madaxweyne Joe Biden oo Fariin deg deg u Diray Muwaadiniinta Maraykanka Ee Ukraine.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ee weli jooga Ukraine in ay degdeg uga baxaan dalkaas.
Wuxuu sheegay in Ruushku ciidamo soo dhoobaya...
Sawir ay wada galeen Putin iyo Macron oo baraha bulshada maadeysi ka dhex abuuray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sawir laga qaaday Madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin iyo dhiggiisa Faransiiska Emanuel Macron oo kursi dheer labada cirif ka fadhiya ayaa hadal heyn aad u...
Maraykanka oo cunaqabteyn kusoo rogay Soomaali ku eedeysan carqaladeynta doorashada.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday iny xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogtay mas'uuliyiin hadda ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwa horay uga...
Midowga Afrika oo wakiil usoo magacawday Soomaaliya kadib cayrintii Simon Molunga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Aftika ee Soomaaliya.
Haweenaydan ayaa la sheegay in ay si...
Maxay tahay xogta cusub ee Maraykanka helay oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee Ukraine?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay ka digeen in haddii duulaan toos ah uu Ruushka ku qaado dalka Ukraine uu...
Akhriso:- Qodobada looga hadlaayo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmay Addis Ababa.
Waxaa Goordhaw ka furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyadoo Ajandayaasha ugu horeeyaan ay yihiin Afgambiyada Military...