25 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Madaxweyne Joe Biden oo Fariin deg deg u Diray Muwaadiniinta Maraykanka Ee Ukraine.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Biden ayaa ugu baaqay dhammaan muwaadiniinta Maraykanka ee weli jooga Ukraine in ay degdeg uga baxaan dalkaas. Wuxuu sheegay in Ruushku ciidamo soo dhoobaya...

Sawir ay wada galeen Putin iyo Macron oo baraha bulshada maadeysi ka dhex abuuray

MUQDISHO-AYAAMAHA-Sawir laga qaaday Madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin iyo dhiggiisa Faransiiska Emanuel Macron oo kursi dheer labada cirif ka fadhiya ayaa hadal heyn aad u...

Maraykanka oo cunaqabteyn kusoo rogay Soomaali ku eedeysan carqaladeynta doorashada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday iny xayiraad dhinaca socdaalka ah ku soo rogtay mas'uuliyiin hadda ka tirsan dowladda federaalka iyo kuwa horay uga...

Midowga Afrika oo wakiil usoo magacawday Soomaaliya kadib cayrintii Simon Molunga

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha midowga Afrika ayaa Marwo Fiona Lortan u magacaabay inay noqoto ku xigeenka wakiilka midowga Aftika ee Soomaaliya. Haweenaydan ayaa la sheegay in ay si...

Maxay tahay xogta cusub ee Maraykanka helay oo ku saabsan duulaanka Ruushka ee Ukraine?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in saraakiisha ammaanka ay ka digeen in haddii duulaan toos ah uu Ruushka ku qaado dalka Ukraine uu...

Akhriso:- Qodobada looga hadlaayo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmay Addis Ababa.

Waxaa Goordhaw ka furmay Shir madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa iyadoo Ajandayaasha ugu horeeyaan ay yihiin Afgambiyada Military...

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya oo markii ugu horreysay dacwad u gudbiyey ‘Wargays’.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada JFS ayaa dacwad u dirtay wargayska caanka ah ee (The Globe and Mail), kaas 20-kii bishii la soo dhaafay lagu daabacay...

SOMA oo cambaareysay weerar ciidamo ku qaadeen xarunta Idaacadda Hiiraanweyn

MUQDISHO-AYAAMAHA-Daladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa cambaareysay  weerar ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ay...

Diyaarad hawada looga celiyay arrin layaab leh oo uu sameeyey mid kamid ah Rakaabka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Diyaarad ay leedahay shirkadda American Airlines oo u kala gooshaysay magaalooyinka Miami iyo London ayaa dib ugu laabatay garoonkii ay ka soo kacday, kadib...

Kenya oo markii ugu horreysay ka hadashay aqoonsiga Somaliland.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan