Wax ka ogow afarta janan ee Ruushka “looga dilay” dagaalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in ciidamadiisa ay dagaal ku dileen jenaraal kale oo Ruush ah. Ma uusan sheegin magaca jananka, hase yeeshee...
Mareykanka oo xayiraado hor leh ku soo rogay Madaxda Soomaaliya kadib dib u dhaca...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ka dib markii dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada ay ku guuldareysateen dhameystirka doorashada aqalka hoose oo ku ekayd 15-ka Maarso, Mareykanka...
Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho oo war kasoo saartay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Safaaradda Mareyanka ee Muqdisho ayaa boggeeda Twitter-ka ku sheegaty inay taageertay jadwalkii ay soo saareen Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee ku saabsan dhameystirka Xildhibaannada...
Wada Hadalada Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Wanaagsan Maraya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in wada hadalada ay la leeyihiin Ruushka ay haatan u muuqdaan kuwo macquul ah, oo yeelanaya natiijo mira...
Askar badan oo Kenyati ah oo lagu laayey gobalka Gedo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sagaal askari oo Kenyan ah oo ka tirsan howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa la dilay, halka shan kalana ay dhaawacmeen, kaddib markii gaari...
Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee sii kordhaysa sida uu taliyaha ciidamada Maraykanka...
Ruushka oo kaalmo militari ka dalbaday dalka Shiinaha
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ruushku waxa uu Shiinaha waydiisanayaa kaalmo milatari iyo mid dhaqaale labadaba, sida ay sheegayaan warbixinnada Financial Times iyo wargeyska New York Times.
Moscow waxay doonaysaa...
Shaki iyo muran badan oo ka dhashay gantaalkii Hindiya ka qaldamay ee ku dhacay...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta dalalka Pakistan iyo Hindiya ayaa si weyn u hadal haya sheekooyinka ku saabsan dhacdadii dhowr maalmood ka hor uu gantaal khaldamay ugu dhacay...
Nin kelidiisa ugu deeqay qof uusan aqoonin.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Caasim Axmed oo 35 jir ah kana soo jeedo magaalada Newcastle dalka Ingiriiska ayaa wuxuu sanadkii 2019 mid kamid ah kalyahiisa ugu deeqay qof...
Ukraine oo sheegtay in la duqeeyay masjid gabbaad u ahaa 80 qof
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in masjid ku yaalla magaalada dekedda leh ee Mariupol ee koonfur-bari dalkaasi oo gabbaad...



















