25 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Maxaa Iska Bedelay Mowqifka Itoobiya Ee Ku Aadanaa Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Itoobiya Dina Mufti oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Addis Ababa ayaa wax laga weeydiiyay booqashadii uu dhowaan halkaas ku...

Dowlada Mareykanka oo Hanjabaad culus u diray Ruushka

WASHINGTON-AYAAMAHA-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay inuu u badinayo Ruushka inuu weerari doono Ukraine, balse wuxuu ka digay inuu Mareykanka uu ka bixinayo jawaab...

Dowladii Ugu Horreysay oo Afrikaan ah oo Soo Saartay Tallaalka COVID-19

CAPE TOWN-AYAAMAHA-Madaxweynaha Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa furey warshad cusub, oo soo sareysa wax soo saar tayo leh, taasoo noqon doonta tii ugu horeysay...

Madaxweyne Biden Iyo Xisbigiisa oo Dhabar-Jab Weyn Kala Dulmay Aqalka Senate-Ka Mareykanka

WASHINGTON-AYAAMAHA-Madaxweyne Joe Biden iyo xisbigiisa Dimoqraadiga ayaa Arbacadii dhabar-jab weyn kala dulmay Aqalka Senate-ka Mareykanka, kaddib markii xisbiga Jamhuuriga ay hor istaageen shirciga ilaalinta...

Imisa waddan ayaa baasaboorka Soomaaliga lagu tegi karaa Fiisa la’aan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waddamada adduunka ayaa isugu faana awoodda baasaboorrada oo ah inta dal ee qofka wata uu ku tegi karo si sahlan. Japan iyo Singapore ayaa sanadkan...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Sacuudiga

MUQDIDHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo Safiirka Cusub ee Boqortooyada Sacuudiga...

Maxay ka wada hadleen Muuse biixi iyo Abiy Axmed Cali ?

ADIS ABABA-AYAAMAHA-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dowladda...

Maxay Baarlamaanka UK ka yiraahdeen aqoonsiga Somaliland?

Baalamaanka dalka Ingriiska ayaa dood dheer ka yeeshay arrinta aqoonsiga Somaliland. Doodda oo ahayd mid dhinacyo badan ay xildhibaanada iska taageen qadiyada Soomaaliland iyo sida...

Baarlamaanka Uk oo ka doodaya Madax bannaanida Somaliland

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka UK ayaa Talaadada beri ah lagu wadaa in muddo kooban uu dhegaysto dood ku saabsan madaxbanaannida Somaliland oo uu usoo gudbin doono xildhibaan...

Xafiis ku yaalo Muqdisho oo la sheegay in laga soo abaabulay qaraxii Macalimuu.

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah golaha shacabka ayaa waxa sheegay in ay shaki ka qaadeen sababta saaxiibada Ra’iisul Wasaare Rooble loo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan