Xukuumadda Soomaaliya oo QM kala hadashay dhaqaalaha doorashada
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arri.aha Soomaaliya Amb, James Swan.
labada dhinac ayaa ka...
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Qaaraanka ay ku leeyahay Qaramada Midoobay
NEW YOR-AYAAMAHA-Xilli dhawaan Qaraamada Midoobay ay shaacisay in dalal ay kamid tahay Soomaaliya bixin qaraanka Qaraamada Midoobay ayaa waxaa hadalkaas faah faahin ka bixisay...
Soomaaliya iyo Venezuela oo ka wada hadlay arimo ku saabsan labada dal.
MUQDISHO-AYAAMAMAH-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Jimce ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay...
Mareykanka oo shuruudood hor-dhigay Ruushka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ku xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Wendy Sherman ayaa uga digtay Ruushka inuu kala doorto diblomaasiyad amaba iska hor imaad dhex mara Galbeedka.
Hadalkan ayay...
Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xirneyd Liibiya oo Muqdisho lagu soo celiyay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa garoonka diyaaradaha Muqisho ka degtay diyaarad siday dhalinyaro Soomaali ah oo gaareysay 97 kuwaas oo ku xirnaa dalka Liibiya.
Dhalinyaradan oo muddo sanad ah...
Maxay noqon karaan tallaabooyinka uu Maraykanka ugu hanjabay siyaasiyiinta doorashada diidan?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa baaqyadii ku aaddanaa arrimaha doorashada haatan ku badeley hanjabaad ka dhan ah dhammaan madaxda saamaynta tooska ah ku leh doorashada Soomaaliya,...
Beesha Caalamka oo qoraal Deg Deg ah soo saartay kadib Khudbadii xalay ee Farmaajo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka oo si wada jira ah ugu baaqay in doorashada si degdeg ah loo qabto ayaga oo xusay in la...
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Ka Mid Noqday Golaha Wasiirada Dalka Tanzania
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, Wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid ah Xuseen Maxamed Baashe...
Madaxweyne Joe Biden oo muwaadin soomaali ah xil sare umagacaabay iyo waxyaabaha lagu xushay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka.
Xamse...
Soomaaliya oo u sharaxan xubinimada golaha amniga UN-ka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay...



















