Wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Wafdi ka Socday Jarmalka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisaciid Muuse Cali ayaa qaabilay wafdi ka socda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka oo ka koobnaa Madaxa Qeybta Bariga Afrika...
Xiriirka Turkiga iyo Imaaraadka iyo Lacagta Balaayinka doolar ee Turkiga lagu wareejiyey.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhaxal Sugaha Imaaraatka Maxamed Bin Zayed ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga kadib markii uu Soo hagaagay xiriirka Labada...
Sidee Safiya Nuur ugu suurta-gashay inay lacag ka dhacday dadka ugu caansan dunida, maxaase...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay, baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta caalamka waxaa qabsaday hadal heyn ku saabsan gabar lagu magacaabay Safiya Nuur,...
Dowlada Canada Oo Ku Amartay Muwaadiniinteeda Inay Deg-Deg Ah Uga Baxaan Itoobiya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowlada Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku nool inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya.
Sida lagu sheegay qoraal rasmi ah oo ay soo...
Maxaad ka taqaanaa Maalinta Caalamiga ah ee Ragga?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalinta Caalamiga ah ee Ragga waa fasax caalami ah oo loo dabaaldego sannad kasta 19-ka Noofambar si loo aqoonsado looguna dabaaldego guulaha dhaqanka, siyaasadda,...
Nin cirwayni darteed looga mamnuucay makhaayad
MUQDIAHO-AYAAMAHA-Qof toos wax uga soo tabiya makhaayadaha cunnada ee waddanka Shiinaha ayaa sheegay in laga mamnuucay makhaayad lagu iibiyo cunnooyin kala duwan kaddib markii...
Haweeney si mucjiso ah uga bogsatay cudurka HIV oo aad loo hadal hayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Argentina ayaa u muuqata in jirkeeda uu si iskiis ah uga guuleystay fayraska HIV iyadoo aan loo adeegsanin wax daawo...
Dowladda Shiinaha oo diiday in markale Soomaaliya loo saaray cunaqateynta hubka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka Soomaaliya la geeyo ee gacanta u gala ururka Al Shabaab iyo ururada kale ee Soomaaliya ka...
Mareykanka oo qariyay duqeyn dhimasho geysatay oo uu ka fuliyay Suuriya
MUQDISHO-AYAAMAHA-Militeriga Mareykanka ayaa qariyay duqeyn uu ka fuliyay dalka Suuriya oo ay ku dhinteen tiro shacab ah, sida laga soo xigtay wargeyska New York...
Wararkii ugu dambeeyay xaalad halis ah oo ka taagan dalka Sudan.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay inay dalkaasi ka dhacaan.
Inqilaabkii militariga ee...