25.1 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Madaxweyne Farmaajo oo uu wehliyo Ra'iisal wasaaraha dalka Itoobiya

Itoobiya oo garab lama filaan ah ka heshay Soomaaliya xili codeyn ka socotay Golaha...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Xuququda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ayaa cod uu qaaday ku anisixiyey abuuritaanka guddi khubaro ah oo caalami ah oo baaritaan ku sameeya tacaddiyada...
Warbaahinta Iran ayaa ku eedeeyay Taliban in ay dagaalka bilowday

XOG muddo la qarinaayey oo banaanka timid iyo Taliban oo loo yeeray inay qabsadaan...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Bishii August ee sanadkan, kaddib markii ay ciidamada Mareykanka ka baxeen Afghanistan ayay xoogagga Taliban la wareegeen gacan ku heynta dalkaas iyagoo afgambiyay dowladdii...

U.S. COVID-19 deaths reach 800,000 as Delta ravaged in 2021

MUQDISHO-AYAAMAHA-The United States on Sunday reached 800,000 coronavirus-related deaths, according to a Reuters tally, as the nation braces for a potential surge in infections...

Heshiiska cusub ee Dowladda Soomaaliya ay gashay ee ku kacaya Malaayinta dollar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen...

Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qadar u jooga Soomaaliya,  Xasan Bin Xamsa...

Dhul-gariir baaxad leh oo saaka ka dhacay Dalka Indonesia

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhulgariir cabbirkiisu sarreeyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka ku dhuftay bariga dalka Indonesia, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta dhulka ee Mareykanka (USGS), iyadoo digniino...
Shirka Caalamiga Ah ee Waxbaarshada

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shir Caalami Ah Oo Looga Hadlay Waxbaarshada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) iyo Wafdi uu Hugaaminaayo ayaa magaalada Dubai ee...

TPLF oo dib u qabsatay magaalo muhiim ah iyo Abiy Axmed oo ku laabtay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in dagaalyahanada Tigray ay dib u qabsadeen magaalada taariikhiga ah ee Lalibela kadib wax ka yar laba...

Muxuu yahay ‘u jeedka safarka’ Ra’iisul Wasaare Rooble ee dalka Jabuuti?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xumuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay u safraan dalka Jabuuti. Ujeedka...

Shir lagu qorsheynayo sidii Soomaaliya kula wareegi laheyd Amniga dalka oo furmay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali oo ay wehelinayeen Wasiirrada Gaashaandhigga Xasan Xuseen Xaaji iyo Amniga  Cabdullaahi Maxamed Nuur, Taliyeyaasha...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan