25.2 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Maxaad ka taqaanaa Maalinta Caalamiga ah ee Ragga?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalinta Caalamiga ah ee Ragga waa fasax caalami ah oo loo dabaaldego sannad kasta 19-ka Noofambar si loo aqoonsado looguna dabaaldego guulaha dhaqanka, siyaasadda,...

Nin cirwayni darteed looga mamnuucay makhaayad

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Qof toos wax uga soo tabiya makhaayadaha cunnada ee waddanka Shiinaha ayaa sheegay in laga mamnuucay makhaayad lagu iibiyo cunnooyin kala duwan kaddib markii...
Haweeney si mucjiso ah uga bogsatay cudurka HIV

Haweeney si mucjiso ah uga bogsatay cudurka HIV oo aad loo hadal hayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Haweeney u dhalatay dalka Argentina ayaa u muuqata in jirkeeda uu si iskiis ah uga guuleystay fayraska HIV iyadoo aan loo adeegsanin wax daawo...

Dowladda Shiinaha oo diiday in markale Soomaaliya loo saaray cunaqateynta hubka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cambaareeyay hubka Soomaaliya la geeyo ee gacanta u gala ururka Al Shabaab iyo ururada kale ee Soomaaliya ka...

Mareykanka oo qariyay duqeyn dhimasho geysatay oo uu ka fuliyay Suuriya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militeriga Mareykanka ayaa qariyay duqeyn uu ka fuliyay dalka Suuriya oo ay ku dhinteen tiro shacab ah, sida laga soo xigtay wargeyska New York...

Wararkii ugu dambeeyay xaalad halis ah oo ka taagan dalka Sudan.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhammaan buundooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum, ayaa maanta oo sabti ah ​​la xiray ka hor mudaaharaadyada la qorsheeyay inay dalkaasi ka dhacaan. Inqilaabkii militariga ee...

Gabadhii Taalibaan Madaxa ka toogatay oo dhigatay aroos cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabadha ku guulaysatay biladda nabadda ee Nobel Peace Prize Malala Yousafzai ayay is guursadeen lammaaneheeda cusub kadib ixaflad Islaami ah oo ka dhacday Birmingham. Iyada...

Farmaajo oo safar dibadda ah u baxayo iyo ujeedka safarkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in maalmaha soo socda uu u bixi doono safar dalka dibaddiisa ah,...

Turkiga oo qaab ka duwan reer galbeedka uga hadlay dagaalka Itoobiya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa loogu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Itoobiya in si degdeg ah u joojiyaan dagaalka si...

Banaanbaxyo waaweyn ka socda magaalooyonka Jigjiga & Addis Ababa

MUQDISHO-AYAAMAHAHA-Bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo kooxda TPLF ay ka socdaan Magaalooyinka Jigjiga ee dowlad degaanka Soomaalida & Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Dadweyne farabadan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan