25.7 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Khasaaro Xoogan oo Ka dhashay Qaraxyo is-miidaamin ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Kabul

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa laba qarax oo waa weyn oo ka dhacay banaanka garoonka diyaaradaha Kabul ee dalka Afghanistan, halkaasi oo ay...

Gabar Xildhibaan “kufsaday oo is gubtay” Kadib markii ay caddaalad weyday!

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gabadh Hindiya u dhalatay ayaa geeriyootay ka dib markii ay dab is qabadsiisay, iyadoo ka cabaneysa sida loola dhaqmay ka dib markii xubin ka...

Qaxootigii ugu horreeyay ee Afghanistan oo maanta soo gaaray Uganda

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiisha Uganda ayaa xaqiijiyay in dalkoodu uu maanta oo Axad ah qaabilayo 145 qof oo ka mid ah qaxootiga laga soo daadgureynayo dalka Afghanistan,...

Taalibaan oo u yeertay ciidamada dowladdii burburtay ee Afghanistan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taalibaan ayaa xiriir la sameysay duuliyeyaashii hore iyo askarta ciidamada qalabka sida ee Afgaanistaan si ay ugu biiraan ciidamada cusub, Isla markaana qeyb uga...

Askartii Uganda ee dadka rayidka ku laysay Shabeellaha Hoose oo dacwad lagu soo oogayo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha dalka Ugaandha Uweri musafani ayaa qiray in ciidamada Uganda ee ka mid ah howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ay dhawaan gobalka Shabeelada hoose...

Joe Biden Banaanka keenay qorshihii Mareykanka ka lahaa Afghanistan, isagoo difaacay ka bixitaanka ciidamadiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweyne Joe Biden ayaa si adag u difaacay go’aankiisii ​​ahaa in ciidamada Mareykanka laga saaro Afghanistan wuxuuna diiday dhaleeceyn ballaaran oo ku aaddan bixitaankii...

Maxay kawada hadleen Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Madaxweynaha Masar?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hooyday Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa halkaasi waxaa uu ka bilaabay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Masar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar halkaas oo si diirran...

Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan Kabul+ujeedka.

Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen...

Al-Shabaab oo u dabaal dagtay guusha Taalibaan

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta taabacsan ururka Al-Shabaab ayaa daabacday qoraal ay ku sheegeen in ururka uu ku farxay jabkii soo gaaray dowladda Afghanistaan ee uu caalamka aqoonsanyahay,...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan