DEG DEG: Beesha Caalamka war cusub kasoo saartay khilaafkii Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Beesha Caalamka aya war saxaafaded wadajir ka soo saaray khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha, iyagoo sheegay inay aad ugu walacsan yihiin khilaafka...
Britain, Mareykanka iyo Australia oo gaaray heshiis ka dhan ah Shiinaha
MUQDISHO-AYAAMAHA-UK, Mareykanka iyo Australia ayaa ku dhawaaqay heshiis dhanka ammaanka iyo ciidamada ah oo ay ku wadaagayaan teknolojiyadda gaashaandhigga, si looga hortago Shiinaha.
Dalalka UK...
Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga ka socda QM?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...
Afgambi militari oo ka dhacay dalka Guinea iyo Madaxweynihii dalkaas oo gacanta lagu dhigay.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo Millateri ah ayaa ayaa afgambi kula wareegay dalka Guinea ee Galbeedka Afrika, waxaana sidoo kale hadda dalkaasi ka taagan xaalad kacsanaan ah, iyadoo...
Gargaar Farabadan Oo La Gaarsiiyey Gobolka Tigray
MUQDISHO-AYAAMAHA-Maanta oo Sabti ah ayaa Itoobiya waxaa la gaarsiiyey in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar Bani’aaadanimo uu labadii maalmood ee la soo...
Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo kulamo ka bilaabay Turkiga iyo U jeedka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji oo howlo shaqo ku tagay Dalka Turkiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Ee Magalada Ankara ...
Ingiriiska oo Dhammaan Ciidamadiisa kala baxay Afganistan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ingiriiska ayaa soo gabo gabeesay daad gureynta muwaadiniisa ku sugnaa dalka Afganistan gaar ahaan magaalada Kabul ay dhawaan la wareegeen dagaalyahanada kooxda Taalibaan.
Ciidamo badan...
Maraykanka oo ka digay in Qarax kale uu Maanta ka dhici karo Kabul
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda wali ku sugan Afgaanistaan inay si deg deg ah uga baxaan agagaarka garoonka diyaaradaha Kabul,...
Mareykanka iyo Shiinaha oo yeeshay wadahadallo ku saabsan maareynta khataraha u dhexeeya labada Dal.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal sare oo ka tirsan waaxda Gaashaandhigga Pentagon ayaa wadahadallo la yeeshay militariga Shiinaha markii ugu horreysay tan iyo bishii January oo uu xafiiska...
Somaliland oo qaabilaysa qaxootiga ka soo cararaya Afgaanistaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland ayaa sheegay Jimcihii inay qaabilayaan qaxootiga ka imanaya dalka Afgaanistaan.
Ku dhowaad tobanaan kun oo qof ay si...



















