Daalibaan oo ku dhawaaqday in 20 sano kadib uu dhammaaday Dagaalkii Afghanistaan
MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa ku dhawaaqday in dagaalkii Afghanistan uu dhammaaday kaddib markii ay la wareegtay xarunta madaxtooyada ee Kabul, iyadoo ciidamada Mareykanku hoggaaminayo ay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay dalka Masar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi oo hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Qaahira oo ah Caasimadda dalka Masar.
Ra’iisal Wasaare...
Wararkii ugu dambeeyey Taalibaan oo gudaha u gashay magaalada Kabul iyo rasaas laga maqlayo
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka laga helayo dalka Afganistan ayaa sheegaya in xaalad kacsanaan ah haatan laga dareemayo gudaha magaalada Kabul ee caasimada dalkaasi, sidoo kalena laga maqlayo...
Maxaa ka jira in la xaliyey khilaafkii Farmaajo iyo Rooble?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf uu kala...
Idaacad baahisay Nashiiddo oo wajahaysa cunnaqabatayn
MUQDISHO-AYAAMAHA-Idaacad ay leeyihiin Muslimiinta Pakistan ee deggan magaalada Sheffield ee Britain ayaa wajahaysa tallaabooyin cunnaqabateyn ah ka dib markii uu baahiyay Nashiiddo ay ku...
Heshiiskii Kenya iyo Xukuumadda Rooble oo laga dhaqan geliyey & safaarada Kenya Ee Muqdisho...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuukar iyo Dhigiisa Dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa waxay wadajir maanta udaah fureen safaarada Kenya Ee Muqdisho.
Lix Bil...
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Keny?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo oo maanta booqasho ku timid Muqdisho.
Ra’iisul...
Maxad ka ogtahay ujeedka Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ee imaanaya Muqdisho?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa in Axadda Maanta ah soo gaarto Magaalada si kulamo ula yeelato mas’uuliyin ka tirsan...
Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo galay marxalad halis ah
MUQDISHO-AYAAMAHA-Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii fidaya ayaa wajahay halis cusub Jimcihii, iyadoo sarkaal ka tirsan gobolka Amxaarada uu sheegay in ciidamada Amxaarada...
Mareykanka oo liiska argagixisada caalamka ku daray Cali Dheere iyo Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021.
Labada...



















