29.7 C
Mogadishu

Wararka Dibadda

Maxaa looga hadlay kulankii gaarka ahaa MW Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee QM?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay...

MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shir madaxeedka 31-aad ee dalalka Carabta

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay u ambabaxay dalka Aljeeriya oo uu ka dhacayo shir madaxeedka wadamada Carabta. Madaxweynaha ayaa intii uu...

Turkiga & dalalka Carbabta oo ka hadlay qaraxyadii Soobe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac, ayaa kulamo doceedyo kula yeeshay Caasimadda Algiers intii uu socday kulanka loogu gogol-xaarayay Shir madaxeedka Carbeed ee...

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyey iskaashi milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Milliteriga ah...

Dowladda Qatar oo Safiir Cusub u soo Magacaabatay Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Amiirka dalka Qatar ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub oo lagu magacaabo abdallah saalim nasser Al holie oo ah Diblomaasi Sare, waxaana uu...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Cabdirisaaq Cumar Maxamed Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin...

Muwaadin Somaaliyeed oo lagu toogtay dalka Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Booliska magaaladda Phoenix ee dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay nin Soomaali ah oo dhagaxaan ku tuuray baabuur ay wateen ciidamada booliska, sida ay...

Dowladda Qatar oo lagu eedeeyey inay xagal daacineyso dagaalka lagula jiro Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Hir-Sabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dowladda Qatar oo kamid ah dowladaha Carbeed ay dadaal ku bixineyso sidii loo joojin...

Militariga Mareykanka oo qirtay inuu dad rayid ah dil iyo dhaawac ugu geystay dalal...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Militariga Mareykanka ayaa dilay 12 qof oo rayid ah sanadka 2021, weerarro dhammandood ka dhacay dalka Afghanistan, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Pentagon-ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan