28.3 C
Mogadishu

Wararka

RW Xamza oo shaaciyey inay qaadayaan dagaal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab iyo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay inay dawladda Soomaaliya ka go’an tahay inay qaaddo hawlgal iskugu jira mid milatari iyo mid aan...

Khilaaf cusub oo Xasan Sheekh & Xamse isku dhinac ah iyo Aadan Madoobe oo...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in khilaaf soo kala dhaxgalay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul wasaare Xamza oo isku dhinac ah iyo Guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS, Guddigan...

Raila Odinga oo ka hadlay arrinta dhibaato badan ku haysa Kenya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya, Raila Odinga, ayaa sheegay inaan cidna looga turi doonin ololaha ka dhanka ah musuq-maasuqa ee uu ballan qaaday inuu sameyn doono...

War cusub oo kusoo kordhay xariga Xildhibaanad Ilhan Cumar.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congreska Mareykanka ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in ay sii wadi doonto dadaalka ay ugu jirto inay...

Sri Lanka oo yeelatay madaxweyne cusub kadib markii uu cararay madaxweynihii hore

MUQDISHO-AYAAMAHA-Baarlamaanka Sri Lanka ayaa madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo ahaa Ra’iisul Wasaaraha dalkaas. Ranil Wickremesinghe ayaa helay 134 cod halka ninkii la tartamayay...

Yaa ka dambeeyey khilaafka durba soo dhexgalay Xasan Sheekh iyo Abiy Axmed?

MUQDISHO-AYAAMHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday safar uu ku tagi lahaa dalka Itoobiya sababo la xiriirka khilaaf soo kala...
XAMZA HOP#203

Ra’isul Wasaare Xamse oo wada latashiyadii ugu dambeeyay ee magacaabida Golaha Wasiirada

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ku jira la tashiyadii u danbeeyey ee Golihiisa wasiirada oo la filaayo in todobaadka soo socdo uu...

Faah faahin laga helayo dil ka dhacay Magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dil kooxo hubeysan ay bartamaha Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan loogu gaystay askari katirsan ciidamada xoogga...

Wararkii ugu dambeeyey Xariga Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo waxyaabaha lagu haysto

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaannada Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congress ka ee dalka Maraykanka ayaa sheegtay in maanta lagu xidhay magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka. Ilhaan Cumar...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan