Erdogan oo doonaya in uu hagaajiyo xiriirka Turkiga iyo Sacuudiga
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdoğan ayaa xalay gaaray dalka Sacuudi Carabiya, isaga oo doonaya inuu dib u hagaajin weyn lagu sameeyo xiriirka u dhexeeya...
NISA oo soo bandhigtay Sarkaal hub kala soo goostay Al-Shabaab
MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliska Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka soo goostay Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabo Ciise Cumar...
Awoodii Rooble & Farmaajo oo si toos ah loogu wareejiyey Aadan Madoobe
MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyihii kumeel gaarka ah golaha shacabka C/salaan Xaaji Axmed Liibaan (dhaban cad) oo maanta saxaafada kula hadlay hoolka Afisiyooni ayaa ka hadlay xaalada doorashada.
Dhaban...
Maxay Guusha Sheekh Aadan Madoobe uga dhigan tahay Farmaajo iyo wixii ku ag haray?
Waxaa qoray Cabdicasiis Golfyare.
Guusha Sheekh Aadan Madoobe, maxay ka dhigan tahay?
1- Marka hore waa mirihii halganka loo galay dib u soo noqoshada xorriyadda shakhsiga...
Qarax lagu dilay Askar katirsan ATMIS oo ka dhacay duleedka Jowhar
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada ka tirsan howlgalka ATMIS gaar ahaan kuwa Burunti ee ka howlgala Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa qarax lagula eegtay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta...
Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka?
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa xalay saqdii dhexe teendhada Afisyooni loogu doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Adan Maxamed Nuur (Adan Madoobe), kadib markii uu helay...
Kursiga uu ku fadhiyo wasiirka amniga oo la filayo inuu kusoo baxo doono MW...
MUQDISHO-AYAAMAHA-Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada saddexdan kursi oo kala ah HOP#135 ,HOP#141,HOP#146 la qaban doono maalinta sabtida ah ee...
Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada guddoomiye ku-xigeennada Golaha Shacabka
MUQDISHO-AYAAMAHA-Doorashada guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ayaa lagu wadaa in maanta la dhammeystiro, iyada oo loo ballansan yahay in la qabto doorashada guddoomiye...
MW Farmaajo oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka...
RW Rooble Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Soomaaliya.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hamplayo u Diray Guddoomiyaha Cusub Ee Baarlamanka Somalia.
"Waxaan hambalyo iyo bogaadin diiran u dirayaa guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS...



















