25.1 C
Mogadishu

Wararka

Maxay Laftagareen ugu dhgan tahay Musharaxnimada Taliyaha Asluubta ee HOP#172?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa maanta ka dhabeeyey musharixnimadiisa Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo isku soo taagay kursiga tirsigiisu yahay...

Wararkii ugu dambeeyay shirar xasaasi ah oo ka socda Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka socda kulan gaar ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Yuusuf Axmed...

Kursigii uu damacsanaa Lafta gareen iyo kuraas kale oo maanta diiwaangelintooda dhaceysa Baydhabo.

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Isniin ah diiwaangelinaya musharrixiinta  7-dii kursi ee ugu dambeeysay Kuraasta Golaha Shacabka ee...

Ruushka oo kaalmo militari ka dalbaday dalka Shiinaha

MUQDIAHO-AYAAMAHA-Ruushku waxa uu Shiinaha waydiisanayaa kaalmo milatari iyo mid dhaqaale labadaba, sida ay sheegayaan warbixinnada Financial Times iyo wargeyska New York Times. Moscow waxay doonaysaa...

Kursi uu damac uga jiray Jen.Bashiir Goobe oo qoondo dumar laga dhigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kursiga #HOP018 oo uu damac ugu jiray Agaasimihii hore ee NISA Bashiir Goobe ayaa wararki waxaa ay sheegayaan in loo asteeyay dumar, waxaana lagu...

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan oo ka hor yimid Doorasho ka dhici laheyd Beledweyne

MUQDISHO-AYAAMAHA-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in la hakiyay doorashada Kuraasta Beledweyne, sababo amni darro awgeed. Wararka qaar ayaa sheegaya in arrintan la...

Rooble oo adeegsanaya Guddiga Doorashooyinka oo amray in la xayiro kursi doorashadiisa ka dhici...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) wuxuu ku wargelinayaa Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed SEIT inay hakiyaan doorashada kursiga HOP#204...

Wasiirka Gaashaandhigga oo loo diiday tartanka HOP204 kadib dagaalka uu la galay Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaanshigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa ka mid noqday, Wasiirrada aadka ugu dhow, Ra’iisul Wasaare, Maxamed Xuseen Rooble, ee Madaxda Maamulladu ka hor...

XOG:- Khilaaf markale soo kala dhex-galay Madaxweynaha Hir-Shsbeelle & kuxigeenkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warar lagu kalsoonaan karo ayaa shaagaya in markale Khilaaf weyn soo kala dhexgalay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo kuxigeenkiisa Yuusuf Axmed...

Shaki iyo muran badan oo ka dhashay gantaalkii Hindiya ka qaldamay ee ku dhacay...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warbaahinta dalalka Pakistan iyo Hindiya ayaa si weyn u hadal haya sheekooyinka ku saabsan dhacdadii dhowr maalmood ka hor uu gantaal khaldamay ugu dhacay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan