Wiil dhalinyaro ah oo telefon dartiis loogu dilay Magaalada Muqdisho
MUQDISHO-AYAAMAHA-Wiil dhalinyaro ah kana mid ahaa Dhalinta waxbaratay ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa la sheegay in xalay dil loogu geystay...
Ciidamada NISA oo sabab la yaab leh Muqdisho ugu dilay askari katirsan ciidanka Harmacad
MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida Soomaaliya gaar ahaan qeybtooda Duufaan ayaa xalay fiidkii magaaada Muqdisho ku dilay askari ka tirsanaa ciidamada booliska sida gaarka...
Madaxwaynaha dalka Ukraine oo codsi u jeediyay Israa’iil
MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa ka dalbaday Israa'iil in ay gacan ka siiso dagaalka ay kula jiraan Ruushka.
Zelensky ayaa sidoo kale ku dhaliilay Israa'iil sida...
Kismaayo oo maanta lagu soo gabagabeynayo doorashada labadii kursi ee u dambeeysay.
KISMAAYO-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ayaa Maanta oo Isniin ah soo geba-gabeeynaya doorashada labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taalla Magaalada Kismaayo...
Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay doorashada labo kursi oo kamid ah Golaha Shacabka
JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaas haaciyay doorashada kuraas ka tirsan Golaha SHacabka Baarlamaanka 11aad,kuwaasi oo dhawaan ay guda gali doonaan doorashadooda.
Warqaad kasoo baxday Guddiga...
Lafta-Gareen oo farriin u diray Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay KGS
BAYDHABO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu Abaal marinayey Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT)...
Muqdisho oo maanta lagu soo gabagabeeyey shirka xakamaynta hubka iyo rasaasta.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, kaas oo dhexeeyey Dowladda...
Xog laga helay qorshe Villa Soomaaliya u dejisey doorashada Madaxweynaha.
MUQDISHO-AYAAMAHA-Villa Soomaaliya oo ah aqalka dalka looga arimiyo ayaa shan sano kabadan wax isbadel ah ka dhicin iyadoo mudadii sharciga aheyd uu ka dhamaaday...
Sirdoonka reer galbeedka oo baaraya waxa ka guuxaya maskaxda Putin
MUQDISHO-AYAAMAHA-Hoggaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku go’doonsan duni uu isagu isku xiray, waa waxa ay rumeysan yihiin sirdoonka reer galbeedka, waana arrinta ay si...



















